Author: Bashiir Barre
Hay’adda duulista iyo saadaasha hawada oo ka warbixisey diyaaraddii kusoo dhacday gaaroonka Aadan Cadde
Muqdisho | QOL | May 30, 2017 —— Ha’yadda Duulista iyo saadaasha hawada ayaa faah faahin dheeraad ah waxay…
Qaramada Midoobay oo sheegtay in ciidamada Amisom aysan katalaalneen cudurka daacuunka
Muqdisho | QOL | May 28, 2017—— Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in Ciidanka AMISOM aysan ka tallaalneyn Cudurka Daacuunka…
DAAWO SAWIRADA :- R/wasaare Kheyre oo la kulmay wakiilada Beesha Caalamka
Muqdisho | QOL | May 28, 2017 —— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan…
Al-shabab oo Xukun Dhagax ku dil ah ka fuliyay Baay
Muqdisho | QOL | May 28, 2017——Xarakada Al-shabaab ayaa Xukun Rajmi (Dhagax ku dil) ah ka fulisay Degaanka Raama…
Wiil Bajaajle ahaa oo lagu dilay Bakaaraha
Muqdisho | QOL | May 28, 2017 —— Goobjooge ku sugan Isgoyska Bakaaraha ayaa waxaa uu Q.O.L u sheegay…
Ciidamada Liyu Police oo Dad Rayid ah ku dilay Gobolka Mudug.
GALKACYO | QOL | May 28, 2017 —— Cabdi Xuseen Sheekh Guddoomiye ku xigeenka Dhinaca Amniga Gobolka Mudug…
Maamulka Hirshabeele oo ka hadlay dhibaatooyin dhanka abaarta ee ka jira Gudaha Hirshabelle
jowhar | QOL | May 28, 2017 —— Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlawe)…
Daawo Sawiro:Xildhibaanada Maamulka Galmudug Oo Aqbalay Codsi Ka Yimid Madaxweynaha Galmudug
Galagaduud | QOL | May 28, 2017——Kulan ay Maanta Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ay ku yeesheen Baarlamaanka Maamulka…
Diyaaradda Turkish Airlines oo saaka ka soo degtay garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 28, 2017——Diyaaradda Turkish Airlines ayaa saaka soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee…
Madaxweyne Putland oo ka hadlay dagaalka Mudug
Garoowe | QOL | May 28, 2017——Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa…
La Taliyaha dhanka Arrimaha Dhaqaalaha Madaxweynaha oo la magacaabay
Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Madaxweynaha Jamhuurayada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa magacabay la taliyihiisa dhanka…
Wafdi Heer Caalami ah Oo Gaaray Cadaadado
Galagaduud | QOL | May 28, 2017——Diyaar garow ku aadan caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug ayaa laga dareemaaya Magaalada Cadaado…