Author: Bashiir Barre
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha G/Banaadir oo booqosho ku tegay dagmada Hilawaa ee G/Banaadir
Muqdisho | Abriil 21, 2017 – Wasiirka Amniga Gudaha, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho,…
Ciidamad Nabdsugida Jubaland oo gacanta ku soo dhigay waxyaba qaraxa
Muqdisho | Abriil 21, 2017 – Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay waxyaabaha…
DEG-DEG:-Dhimasho iyo dhaawac soo kala gaartay Laba Qoys oo dhul ku muransan deegaanka Ceelasha Biyaha
Muqdisho, 20, April 2017 –Laba Qoys oo uu ka dhexeeyo muran Salka ku haya Dhul ayaa Maanta…
Wasaarad Arimaha Diinta OO warmurtiyeed Kasoosaratay Ururka Asaaciduuna Bil Xaq
uqdisho, 20, April 2017 Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Buulo-Burte
uqdisho, 20, April 2017 –Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo Taliyaha ciidamada AMISOM ee dalka…
Kulanka Golaha Wasiirada oo looga Hadlay Arima DHowr ah
Muqdisho, 20, April 2017 –XGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo…
Diyaaradihii Qaadka Muqdisho Keeni jiray Oo Maanta Lagu Arkay Jowhar
Muqdisho, 20, April 2017 –Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, ayaa waxa ay xaqiijiyeen in diyaaradahaasi ay ka…
Soomaali lasheegay in ay ka barbar dagaalamaysay xuutiyiinta oo gacata lagu dhigay
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Jeneral Samiir Al-xaaj oo ka mid ahaa Taliyayaasha sare ee Ciiddanka Dowladda…
Ciidamada AMISOM oo howlgalo kasameeyay inta u dhaxaysa dagamada Lafoole iyo deeganka Xaawa Cabdi ee G/Shabeelada Hoose
Muqdisho, Abriil 19, 2017– Ciidamada AMISOM ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay inta u dhaxeya magaalada…
Xildhibaanada Aqalka Sarre Oo Maanta Doortay Gudiga Ugu mid noqon Lahaa Gudiga Dib U Eegista Dastuurka KMG
Muqdisho, Abriil 19, 2017–Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta doortay xubnihii uga…
DHAGAYSO:- R/wasaare ku xigeenka dalka oo xariga kajaray xarunta isku dubaridka gargaarka
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu daah furay Xarunta…
Uganda oo soo dhaweeyey Milliteriga Maraykanka ee Soomaaliya u yimid la-dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho, Abriil 19, 2017- Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Dadka Uganda (UPDF), Richard Karemire ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi…