Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRAD :Ra’iisul Wasare Kheyre Oo Casha Sharaf U Sameyay Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya

Casho sharafta ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqorka Jordan oo eedeeyay Israa’iil Kadib markii uu furmay Shirkii Jamacada Carabta

Anan, Jordan | Maarso 29, 2017 – Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Cammaan ee Boqortooyada Jordan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DEG DEG: Xildhibaan maamulka Koonfur Galbeed katirsan oo la dhawacay

Baydhabo | March 28, 2017  (QOL) — Mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa lagu dhaawacay deegaan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Kismaayo oo maanta lagu daah furay mashruuc uu hirgalinayo Midowga Yurub.

Kismaayo | March 28, 2017  (QOL) — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DHAGAYSO: Sidii ay u dhacaday ansixinta Golaha Wasiirada

Muqdisho | March 28, 2017  (QOL) ——Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Ansixiyay Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DHAGAYSO : Ra’iisal Wasaare Kheyre oo daah furay duulimaadka Muqdisho iyo Nairobi

Muqdisho | March 28, 2017  (QOL) — Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DHAGAYSO:Shacabka Reer Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Dhaqan Galka Heshiiskii Mdaxweene Uhuuro Iyo Farmaajo

Muqdisho | March 28, 2017  (QOL) — Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhaqangalka heshiiskii dhawaan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Mid ka mid ah heshiisayadii madaxweyne Uhuru iyo Farmaajo dhowaan wada galeen oo maanta la dhaqan geliyay.

Muqdisho | March 28, 2017  (QOL) — Duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta si…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA :taliyah ciidamada booliiska oo maanta deeq gaarsiiyay dadaka baracayaasha ah ee ku sugan duleedka muqdisho

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed , ayaa maanta waxa ay raashin u qaybiyeen dadka abaarta ay saameysay ee ku…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Mudane katirsan Golaha Shacabka oo Isu Soo taagay Qabashada xilka Madaxweeninimo ee Galmudug

March 28 (QOL)— Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa qorsheynaya inuu isku sharraxo…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DHAGAYSO: Qaramada Midoobay oo eedayn kulu loo jeedshay

Gudoomiyaha dagamada Cadaado ee Galgaduud Cabdullaahi Cabdiraxmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Hay’adaha Qaramada Midoobey…

Posted in CIYAARAHA Uncategorized

wengar ‘waxaan ku dhawaaqi doonaaa go”aankeega oo ku aadan kooxda arsanal”

Tababaraha kooxda Arsenal, Arsene Wenger, ayaa sheegay in uu dhawaan shaaca ka qaadi doono mustaqbalkiisa naadigaasi. Wenger…