Author: Ali Omar Ghedi
WFP oo iska fogeysay eedeyma ka yimid dowladda Soomaaliya
Muqdisho, 08 January 2016: Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunnada Aduunka ayaa beenisay eedeyn uga timid dowladda Soomaaliya,…
Turkiga oo saldhig Milateri ka sameysanayo Soomaaliya
Muqdisho, 08 January 2016: Waxaa beryahaan la sheegayaa in Dowlada Turkiga ay dooneeyso in saldhig milateri ka sameysato…
Diblomaasiyiinta Iiraan ah oo 72-saac loo qabtay inay dalka uga baxaan
Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ee Muqdisho Javad Dehghan Lotfabadi | Muqdisho, 07 January 2016: War…
Madaafiic ku soo dhacday meel Madaxtooyada ku dhow
Muqdisho, 07 January 2016: Waxaa na soo gaartay in dowr madfac aan la ogeyn meesha laga soo tuuray…
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb.
Muqdisho, 07 January 2016: Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxa’ed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi la socda ayaa goor-dhow gaarey…
Dowladda Itoobiya oo muujisay danta ay ka leedahay Soomaaliya
Muqdisho, 07 January 2016: Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay qorshaheeda ku aadan in ay sare u qaadayso ganacsiga ay…
Wafuudii ugu badnayd oo gaartay magaalada Boosaaso.
Muqdisho, 07 January 2016: Xarunta gobolka Bari ee Boosaaso ayaa waxaa ka socota qaban qaabo aad u balaaran…
Shirka Madasha wada tashiga Qaran oo dib u dhacay
Muqdisho, 07 January 2016: Warar na soo gaaray maanta, ayaa sheegaya Shirki Madasha wada tashiga Qaran ee ka…
VIDEO: Qaabkii loo abaabulay dilkii AUN Hindiyo Xaaji oo ay Nabad Sugida Soo Bandhigtay
Muqdisho, 06 January 2016: Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee loo yaqaan NISA ayaa waxa ay soo bandhigtay qaabkii loo…
Gabar u shaqeysa FAVORI oo lagu dhaawacay Muqdisho
Muqdisho, 06 January 2016: Mar an fogeeyn ayaa Gabar ka tirsan Shaqaalaha FAVORI LLC ee maamusha Garoonka Diyaaradaha…
Dagaal ka socda qeeyb ka mid ah magaalada Muqdisho” Zona K “
Muqdisho, 06 January 2016: Waxaa mar dhow na soo gaaray in Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ay…
Ciidamada Eithiopia oo Odayaal ku dilay Rabdhuure
Muqdisho, 06 January 2016: Waxaa la soo sheegayaa in Ciidamada Ethiopia ay shalay Afar Oday Dhaqameed ku dileen…