Author: Ali Omar Ghedi
Tacabka bariiska oo laga billabay degmada Jowhar
Muqdisho, 14 December 2015: Degmada Jowhar ayaa laga bilaabay beerista bariiska oo muddo kabadan labaatan sano uu dib…
Itoobiya indhaha ha kala qaado hana ilaaliso hana ixtiraamto haybadda Qaranka Soomaaliyeed
Muqdisho, 14 December 2015: Waxaa jira waxyaabo qaacida ahaan aan la kala baryin, sida nabad gelyada, sharafta, ama…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Beeniyay Inuu Xaruntii Hore ee Baarlamaanka Bixiyay
Muqdisho, 14 December 2015: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho, ayaa been abuur…
Rasaas culus oo xalay laga maqlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Muqdisho, 14 December 2015: Waxaa la sheegay in xalay rasaas culus ayaa caawa laga maqlay garoonka diyaaradaha Aadan…
Shir ku saabsan dhismaha maxkamad wareegta oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho, 13 December 2015: Caydiid Cabdullaahi “Ilka Xanaf” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa maanta tababar kor loogu…
Ciidamada AMISOM ee ku sugan Jowhar ee dad Shacab ah dhaawacay
Muqdisho, 13 December 2015: Sida warka nagu soo gaaray, Madaafiic ay rideen xalay ciidamada AMISOM ee ku…
Wararkii ugu dambeeyay shirka madasha iyo khudbadahi laga jeediyay
Muqdisho, 13 December 2015: Waxaa Muqdisho maanta ka furmay shirka labaad ee Madasha wada tashiga heerka qaran ee…
Somaliland oo dalbatay in dal aan Turkiga aheyn uu ku soo biiro wada hadalka Somalia
Muqdisho, 13 December 2015: Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dooneyso in dal aan aheyn Turkiga uu ku…
Dagaal u dhaxeeya labo Belood oo Beledwene ka qarxay
Muqdisho, 13 December 2015: Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa mar dhow ka qarxay galbeedka magaalada Beledweyn,…
Doorashada 2016 iyo Shirka Madasha wada tashiga
Muqdisho, 13 December 2015: Maanta ayaa mar kale Shirki Madasha wada Tashiga ka bilaabanaya magaalada Muqdisho, kadib markii…
Baarlamaanka oo ka hor-yimid tallaabadii Guddoomiyaha G/Banaadir ku wareejiyay Ex Baarlamaan
Muqdisho, 12 December 2015: Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay tallaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen…
Mahadaay: Ciidanka DFS oo Dhibaato ku haya dadka Shacabka
Muqdisho, 12 December 2015: Ninka lagu magacaabo Ciiley Warsame oo ah Ku xigeenka Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Maamulka…