Author: Ali Omar Ghedi
Xildhibaannada Koofur-Galbeed oo maanta la dhaariyay
Muqdisho, 8 December 2015: Golaha Baarlamaanka ee Koofur-Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaallada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay,…
Shirka wada tashiga qaran ee ku saabsan doorashooyinka ee maanta furmay.
Muqdisho, 8 December2015: Maanta ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu ka furmo shirka wada tashiga heer…
Taliyaha Booliska Cabudwaaq oo La dilay.
Muqdisho, 8 December 2015: Sida wararka nagu soo gaareen nin hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku dilay…
Madaxweyne Xasan “Waa in taageerada Caalamku ay noqotaa mid dadkeena u abuureysa fursado shaqo iyo nolol’
Muqdisho, 8 December 2015: Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jarey xarunta keydka shidaalka Muqdisho
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah…
Madaxweynaha oo la kulmay Wakiilka Mareykanka ee Soomaaliya
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta garoonka diyaaradaga ee magaalada Muqdisho kula kulmay…
THINK AGAIN: Who profits from Kenya’s war in Somalia?
Muqdisho, 7 December 2015: It has been more than four years since the Kenyan Defence Force (KDF)…
Baarlamaanka oo ka doodaya maanta sharciga Xudduudaha iyo kan iibka Hantida Qaranka
Muqdisho, 7 December 2015: Golaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayaga oo ka doodaya laba…
“Danjire Afeey qeyb ayuu ka yahay Colaadda DALKA”
Muqdisho, 7 December 2015: Maxa’ed Cabdi Afeey oo ah Danjiraha IGAD u fadhiya Somalia ayaa lagu eedeeyay inuu…
Madaxweynaha Puntland oo shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in guryahooda ku soo laabtaan
Muqdisho, 7 December 2015:Hogaamiyaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay…
Ra’iisul Wasaaraha, Madaxda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug oo ku soo wajahan Muqdisho
Muqdisho, 7 December 2015: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, oo ay wehliyaan Madaxda Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug…
“Xabad joojintii si rasmi ah ayay u dhaqan gashay, Ciidamadana waa la kala qaaday”
Muqdisho, 6 December 2015: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta ku dhawaaqay…