Author: Ali Omar Ghedi
Madaxweynaha Galmudug oo Ra’iisul Wasaaraha ku wareejiyay maxaabiis
Muqdisho, November 30, 2015 – Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta ku wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha…
Xukuumadda oo ganacsatada ugu baaqday inay canshuuraha bixiyaan
Muqdisho, November 30, 2015— Ku xigeenka R/wasaaraha xukuumadda, mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed looga…
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Gaalkacyo kula kulmay Madaxweynaha Galmudug
Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay xalinta xiisada ka taagan Gaalkacyo iyo sidii khilaafka Galmudug iyo Puntland…
Barnaamajka Maritda Mikrofoonka oo lagu wareeysanaayo Jabriil Ibrahim Cbdulle ( CRD )
Muqdisho, November 29, 2015—Waa wareeysi dheer oo ku saabsan Fikradaha Jabriil Cabdulle ” Madaxa CRD “, uu ka…
Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta qaraar muhiim ah ansixiyay.
Muqdisho, November 29, 2015— Xildhibaannada Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay qaraarka dib u eegista dhaqaalaha ku baxay dowladda,…
Madaxweynaha Jubbaland oo goor dhow gaaray Garowe
Muqdisho, November 29, 2015— Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) ayaa mar dhow gaaray…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka D. F. oo furay shirweyne looga hadlayo Manhajka waxbarasho ee dalka
Muqdisho, November 29, 2015— Ra’iisul wasaare ku-xigeenka D F Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay shirweyne heer…
Wasiirka Gaashaandhiga: “Ciidanka Xoogga dalka qeyb kama ahan dagaalka Gaalkacyo”
Muqdisho, November 29, 2015— Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa beeniyay in ciidamada xoogga dalka ay…
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo
Moqdisho, November 28, 2015 — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir…
After Death Only Good Legacy Matters
Muqdisho, November 28, 2015—Throughout life, we, as human beings, learn and get inspired by others of all…
Ra’iisul Wasaaraha oo rajo ka muujiyay xal u helida colaada Gaalkacyo
Muqdisho, November 28, 2015——–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo saaka dib ugu soo…
Baarlamanka oo ansixiyay qaraarka dib u eegista kharashaadka dowladda
Moqdisho, November 28, 2015 — Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyo wasiirro dhawaan la magacaabay iyadoo…