Author: Ali Omar Ghedi
Madaxweynaha oo ka qeyb galay Janaasadi Abaanduulihii Ciidamada xoogga dalka
Muqdisho, November 02 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb…
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka oo cambaareeysay weerarkii Hotel Saxafi
Muqdisho, November 02 2015 — Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday Hotel Saxafi…
Taliyaha ciidanka oo uga mahadceliyey Dowlada Britain taageerada xoogga dalka
Muqdisho, November 02 2015 — Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa kulan kula…
Baarlamaanka oo ka doodaya Hindise sharciyeedka saxaafadda
Muqdisho, November 02 2015 — Xildhibaanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa kulankooda…
Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa dadki laga soo badbaadiyay Hotel Saxafi
Muqdisho, November 01 2015 — Wararki ugu dambeeyay ee ka soo baxa qaraxi Hotel Saxafi ayaa sheegaya in dad ka…
Wada tashi socday labo bilood waxaa suura gali weyday in la helo Guddi Farsamo macquul ah
Muqdisho, November 01 2015 — C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha D F, ayaa daafacay…
Ciidamada oo soo afjaray weerarki Hotel Saxafi iyo Xasan Abshir oo beeniyay in la dilay
Muqdisho, November 01 2015 – Howgalkii ay ciidamadu ka wadeen hoteelka Saxafi ayaa gebi ahaan la soo afjaray,…
Faah faahin ka soo baxeysa weerarkii saaka lagu qaaday hotel Saxafi
Muqdisho, November 01 2015 – Sida wararku nagu soo gaarayaan, weerarkii saaka lagu qaaday hotelka Saxafi waxaa ku…
Wasiirka Maaliyadda oo furay shir xog waraysi ah oo ay ka qayb galeen Wasiirada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada
Muqdisho, October 31 2015 – Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta…
Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo kormeeray aqalka dowladda Hoose
Muqdisho, October 31 2015 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta…
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo ku baaqay in bulshada ay isu kaalmeyso
Muqdisho, October 31 2015 – Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo ay wehliyaan Wasiirada dastuurka ,…
Tababarada Ciidamadu waa astaan muujinaysa Dib-u-dhiska ciidanka qalabka sida
Muqdisho, October 31 2015 – Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kormeer…