Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Roobabka deyrta oo xalay ka curtay Beledweyne

Muqdisho, 12 October 2015- Roobab lagu diirsaday ayaa xalay waxaa ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka warfaafinta oo ka hambalyay munaasabadda maalinta calanka

Muqdisho, 12 October 2015- Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” oo la hadlay…

Posted in NEWS in ENGLISH

Sgt Major Mohammed Amin, Idi Amin’s Somali son

Muqdisho, 11 October 2015- Warrant Officer 2nd Class, Mohamed Amin, son of the late Ugandan president Idi Amin…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Howlaha Guud oo u safray dalka Talyaniga

Muqdisho, 11 October 2015- Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Egn Saalax Sheekh Xuseen oo…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha oo dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diyaaradaha

Muqdisho, 11 October 2015- R/wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa manta dhagax dhigay dhismaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Isbedelo qurux-badan oo laga dareemayo Gaalkacyo

Muqdisho, 11 October 2015- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaa xilliyada habeenkii laga Dareemayaa Xaslilooni baahsan , taasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisulwasaaraha oo tacsi u direy Turkiga

Muqdisho, 11 October 2015- Qarax argagaxiso ayaa ka dhacay magaalada Ankara kaas oo galaaftay dasaasiin dad ah Ra’iisulwasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Jawaabay “Diidmada Kenya” ee Dacwadda badda

Muqdisho, 10 October 2015– War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha Federaalka oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho, 10 October 2015- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta dalka dib ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Muqdisho, 10 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Xanuun badan ayay nagu haysaa Shaqo la’aanta Dhallinyarada

  Muqdisho, 10 October 2015 –Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux   ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka caafimaadka oo la kulantay dhiggeeda dalka Kuwait

Muqdisho, 10 October 2015 –Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo Kuwait uga qeybgelaysa shirka…