Author: Ali Omar Ghedi
Wafdi ka ka socda maamulka koonfur galbeed oo tagay Buurhakaba
Muqdisho, 27 September 2015: Wafdi maalintii labaad ku sugan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa u hogaaminaya…
Tartanka Cayaaraha Fudud ee HIRDA oo lagu qabtay Magaalada Amsterdam
Muqdisho, 27 September 2015: Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands, lagu qabtay Tartanka Cayaaraha Fudud (ORODKA) ee HIRDA,…
Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka oo soo bandhigay wadayaal Bajaaj oo aan heysan leysin
Muqdisho, 26 September 2015:Taliska ciidanka ilaalada Waddooyinka ayaa soo bandhigay ku dhowaad 90 mootooyinka loo yaqaano Bajaajta…
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Muqdisho, 26 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho saddex…
Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka oo xilka la wareegay
Muqdisho, 26 September 2015: Munaasabad oo ay xilka kula wareegayeen taliyaha iyo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, isla…
Madaxweynaha dalka oo u Amba baxay New York
Muqdisho, 26 September 2015: Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta…
Sacuudiga oo iska Fogeeyay eedeynta Dowlada Iiraan
Muqdisho, 26 September 2015: Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysan eedeyn kaga timid Dowladda Iiraan oo ku saabsan isburashadii…
Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 26 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…
Xildhibaan Dalxa oo la dhacsan Go’aanka Guddoonka Baarlamaanka
Muqdisho, 26 September 2015: Maxamed Cumar Dalxa oo ah Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay…
Barakacayaal deeq Hilib ah loogu qaybiyay degmada Hodan
Muqdisho, 26 September 2015: Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa hilib udxiyad ah u qeybiyeen qaarka mid ah dadka…
Xildhibaano ka soo horjeestay go’aankii Gudoonka ee ku saabsanaa Moshinki la tuuray.
Muqdisho, 26 September 2015: Qaar Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah, ayaa ka soo horjeestay go’aankii ka soo…
Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in la soo afjaray jiritaanka Mooshinkii
Muqdisho, 25 September 2015: Gudoonka Barlamaamka aya go’an ka soo saray mushinki beryahaan la waday, kaas oo la…