Author: Ali Omar Ghedi
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasadeed ee sannadka 2016
Kismaayo, 13 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar…
Dadaal badan ayaan u soo galney inaan soo gaarno halka aynu maanta joogno…
Kismaayo, 13 September 2015 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley munaasabada caleema…
Jaaliyadda Toronto oo Talooyin Adag ka soo jeedisay Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda
Mogadishu, 13 September 2015 – Jaaliyadda Toronto ayaa waxaa kulan wadatashi ah oo ku saabsan Hindise Sharciyeedka…
Madaxweynaha: ‘’Waa inaan ku dhiirannaa u hiilinta sharciga iyo cadaaladda
Muqdisho, 12 September 2015: Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey sannadguuradii 3aad ee ka soo wareegtey markii xilka…
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 12 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…
Wasiirka Maaliyadda ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista miisaaniyada 2015
Muqdisho, 12 September 2015: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa si diiran u…
One war forced a family to flee Somali, and now another has forced them to return
September 12, 2015 – A boat from Yemen docks at the port of Bossaso in the Puntland…
Dadki Makkha ku dhintay oo tiradooda korortay.
Muqdisho, 12 September 2015: Cadadka dadkii Muslimiinta ahaa eek u geeriyooday Wiishkii ku dhacay Masjidka Xaramka ee…
Madaxweynaha oo Boqorka Sacuudiga uga tacsiiyeeyay shilkii ka dhacay magaalada Makkah
Muqdisho, 12 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u…
Madaxda Ahlu-sunna oo ka baxday Dhuusamareeb
Muqdisho, 10 September 2015 – Wararka ka imaanaya Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay iskaga baxeen magaalada…
Golaha Wasiirada oo war ka soo saaray dagaalka Caabudwaaq iyo lacago been abuur ah
Muqdisho, September 10, 2015—-Golaha Wasiirad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan…
Maxkamada Gobolka Banadir oo maanta xariga laga jaray
Muqdisho, 10 September 2015 – Maanta waxaa Muqdisho ka dhacay Munaasabad balaaran oo xariga looga…