Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan Shiikh Aden oo M/weyne isku soo sharaxayo maanta.

Muqdisho, October 17, 2016: Warar muhim ah oo aan helnay ayaa xaqiijinaya in maanta lagu wado in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

QudbadahaTartamayaasha Madaxtinimad Hirshabeelle oo goor dhow bilaabatay

Muqdisho, October 16, 2016: Waxaa goor dhow hoolka shirarka ka bilowday khudbadihii tartamayaasha madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

“Cabdi Qeybdiid iyo hoggaamiya kooxeedyadii kale waa in laga saaraa xubnaha aqalka sare”..

Muqdisho, October 16, 2016: Michael Keating,Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa Warqad uu soo saaray waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhamadu Buhari oo u sheegay xaaskiisa in ay jikada ku ekaato

Muqdisho, October 15, 2016: Muhamadu Buhari,Madaxweynaha Nigeria, ayaa u sheegay xaaskiisa Aisha Buhari inay jikada ku ekaato, isagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox qorsheynaysay inay weeraraan dhismo Soomaalida ku badantahay oo la qabtay

Muqdisho, October 15, 2016: Ciidaanka FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtay saddex nin oo qorsheynayay in weerar bam…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Jowhar

Muqdisho, October 15, 2016: Shirar kala duwan oo lagu xalinayo cabashada ka timid qaabka loo wado hanaanka doorashada…

Posted in NEWS in ENGLISH

Could Fadumo Dayib Become Somalia’s First Female President?

Muqdisho, October 14, 2016: Death threats haven’t deterred Fadumo Dayib from running to be Somalia’s next president. The…

Posted in WARARKA MAANTA

Gurmadyo ciidan oo gaaray Puntland iyo Galmudug

Muqdisho, October 14, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in gurmadyo ciidan ay kala gaarayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xaruntii Shirka Jowhar

Muqdisho, October 14, 2016: Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga ah, ayaa maanta la wareegay xarunta shirka magaalada Jowhar,…

Posted in NEWS in ENGLISH

Corruption investigation into Michael Howard’s African oil firm Soma dropped By : Christopher Williams, chief business correspondent

Mogadishu, October 13, 2016: Corruption investigators have dropped a probe of allegations that Soma, the oil explorer chaired by…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkii Madasha oo u baaqday xiisado siyaasadeed awgeed.

Muqdisho, October 13, 2016: Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Madaxtooyada iclaamisay inuu dhaco 11-kii bishan oo ku beegneyd…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ay ku dhinteen rag aasayay miino

Muqdisho, October 13, 2016: Qarax aad xooggan ayaa xalay laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafada Ex Kontarool…