Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Dab Ka Kacay Xaafad Ku Taalla Muqdisho

Muqdisho, May 27, 2016: Saakay aroorti hore ayaa waxaa dab xooggan uu qabsaday xaafadda loo yaqaan Furayaasha, degmada…

Posted in OPINION / FIKRAD

Xabbadihii, lagu difaaci lahaa ayaa lagu dilayaa!!!!

Muqdisho, May 27, 2016: Halista ciidanka Hubeysan ee mara waddooyinka Xamar, una dhaqma sidii ay doonaan, mar hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Safaarada Soomaaliya ee Washington oo ka jawaabtay eedeyn uga timid dhalinyaro Soomali ah

Muqdisho, May 27, 2016: Axmed Ciise Cawad Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Maraykanka, ayaa ka jawaabay eedeeyn dhawaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo aad u amaanay wax-qabadka Afrika

Muqdisho, May 26, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii…

Posted in WARARKA MAANTA

DF oo Baareysa Fatahaadda Wabiga Shabelle

Muqdisho, May 26, 2016: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaan ku sameyn doonto fatahaadda soo noq…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhacdo aad u xanuun badan oo Muqdisho ka dhacday

Muqdisho, May 26, 2016: Xalay waxaa magaalada Muqdihso ka dhacay dil aad u fool xun, kaddib markii askari…

Posted in WARARKA MAANTA

DF Somalia iyo Somaliland oo wada gaaraya go’aankii ugu dabeeyay

Muqdisho, May 25, 2016: Dowladda Turkiga ayaa iyadoo adeegsanaysa diplomasiyiinteeda waxa ay miiska dhex dhexaadnimada iskugu keenaysa dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ethiopia oo xil cusub iskugu soo sharaxay

Muqdisho, May 25, 2016: Wasiirka arrimaha dibadda ee Ethiopia, Tedros Adhanom, horeyna u soo noqday wasiirkii caafimaadka, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Talyaaniga oo ka qeyb qaadanaya dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho, May 25, 2016: Dowladda Talyaaniga ayaa qalab ciidan siisay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, iyadoo qalabkan uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo Shacbigiisa uga digay inay u safraan Soomaaliya

Muqdisho, May 25, 2016: Xafiiska Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa uga digtay dadkeeda inay ka fogaadaan Safarada ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Michael Keating oo ku dhawaaqay arin halis galineysa doorashada 2016

Muqdisho, May 25, 2016: Wakiilka QM u qaabilsan Somalia Michael Keating, wareysi gaar ah uu siiyay laanta afka Somaliga…

Posted in WARARKA MAANTA

2,500 ee tahriibayay oo laga soo bad baadiyay Badda.

Muqdisho, May 24, 2016: Ciidamada Xeebaha Talyaaniga ilaaliya, ayaa sheegay in 2,500 oo muhaajiriin ah ee la socday…