Author: Ali Omar Ghedi
“Madaxweynaha iyo Ugaas Xasan waa isla meel dhigeen inta badan cabashadii jirtay”
Muqdisho,19 February 2016: Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, ayaa faah faahin dheer ka bixiyay…
Kulanki Madaxweynaha iyo Odayaashi Reer Hiiraan oo Fashil ku dhamaaday.
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne, ayaa sheegaya in shirki maanta uu la qaatay Madaxweyne…
Lix Dhalinyaro Soomaali- British ah oo lagu xukumay 47-sano oo xabsi ah
Muqdisho,18 February 2016: Maxkamad ku taal magaalada Birmingham ayaa shalay lix dhalinyaro Soomaali ah ku xukuntay 47 sano…
Hay’adda FBI-da Mareykanka oo dalbatay arin ay ku baarayso Wasiirka Hadliye
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya, Wasaarada arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Saraakiisha FBI-da Mareykanka ka…
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi la socdo oo mar dhow gaaray Beledweyne
Muqdisho,18 February 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa mar dhow gaaray magaalada Beledweyn…
Qodobada Dastuurka ee Wax Laga Bedeley
Muqdisho,18 February 2016: Barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu go’aamiyey in qodobada dastuurka ee wax laga…
The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab
Muqdisho,17 February, 2016: Many accounts misapprehend the nature of the relationship between Somaliland and al-Shabaab. The relationship, in…
Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo 24 saac loo qabtay si uu u hor-tago Baarlamaanka
Muqdisho,17 February, 2016: Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, ayaa u qabtay muddo 24 saac in Baarlamaanka…
Ninkii Daallo isku qarxiyay oo Macalin Dugsi ka ahaa Hargeysa
Muqdisho,17 February, 2016: Ruuxa la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay Diyaaradda Daallo bishan Febraayo 2da, ayaa la sheegay…
Xildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida
Muqdisho,17 February, 2016: Fadhigi shalay ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa hortagay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida waxaana halkaasi…
“Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”
Muqdisho,17 February, 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed,Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in…
Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib marki shirki Munich uu ka qayb galay.
Muqdisho,16 February, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta db ugu soo laabtey magaalada…