Author: Mustafa Awale

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Toronto ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Lagu soo Dhaweeyay Magaaladda Baydhabo

Muqdisho | QOL | Jun ,3, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo | QOL | 3da Juun, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Magaalada Baydhabo uga qeyb galaya Shirka Amniga Qaranka

Muqdisho | QOL |June 3, 2018 –  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad hore loogu diidey garoonka Hargeysa oo maanta ka degtey

Muqdisho | QOL |June 3, 2018 –  Diyaarad sidday 50 muhaajiriin ah oo ka qaadday Muqdisha ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay koox burcad ah

Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgal ay manta ka sameeyeen waax ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga maaliyada ee Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda sare ee Bangiga Dhexe

Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Masuuliyiinta Bangiga dhexe ayaa Guddiga la wadaagay waxyaabaha u qabsoomay, hormarada…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

Raisulwasaare Khayre oo Kulan afur ah la qaatay Dhallinyarro Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo qaaday Xabsiyadda Liibiya

Muqdisho | QOL | Jun, o2, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Daah furay Wajiga labaad ee mashruuca Nadaafada casriga ah ee G/Banaadir

Muqdisho | QOL | 02 June 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo qaadeysa xaaladda deg degga ah

Muqdisho | QOL June 2, 2018 – Golaha Wasiirrada Ethiopia ayaa maanta ansixiyay sharci ogolaanaya in la qaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Soomaaliya oo lagu wareejiyey gaadiidka ay ku xiran yihiin qalabka ka hortaga qaraxyada

Muqdisho | QOL June 2, 2018 – Dawladda Talyaaniga, ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka

Muqdisho | QOL June 2, 2018 –  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo shaaciyey khasaaraha ay u geysteen dadka rayidka, marka laga reebo dadka Soomaalida

Muqdisho | QOL June 2, 2018 – Xafiiska Difaaca ee dalka Maraykanka ayaa soo saaray Warbixin si cad…