Author: Mustafa Awale
Government Progress Activities in the past week 14 December 2016
Mogadishu, 14 December 2016 – HE the Minister of Information, Mohamed Abdi Hayir ‘Mareye,’ briefed the media…
Weerarkii argagixisadu ku qaaday agagaarka Dekedda Muqdisho
https://youtu.be/UfN24s_2EyE
War–Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016
Muqdisho 7-8 Diseember 2016 – Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember…
RW Ku-Xigeenka oo ka qeybgalay kulanka khamiislaha ah ee Ciidanka Booliska
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qeybgalay kulan khamiis kasta…
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Yemen
Muqdisho, December 08, 2016 – Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda…
Guddiga Maamulka Maaliyadda oo ku howlan hagaajinta heshiisyada Shidaalka iyo Gaaska
Muqdisho : December 8, 2016 – Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankiisii billa ahaa ee 19-aad…
Madaxweynaha oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday.
Muqdisho, 07 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada…
Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka.
Muqdisho 06 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin…
Madaxweynaha oo kormeeray xero ciidan oo ku taala duleedka Kismaayo
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay…
Madaxweynaha oo la kulmay Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay.
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada…