Author: Dr. Yasin Haji Ambure
Kulanka mucaaradka iyo maamul goboleedyada – ma fursad baa mise waa caqabad
Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Jubaland iyo Puntland iyo xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta oo ah siyaasiyiinta mucaaradka ah…
Xisaabiyihii Guud ee Qaranka oo xilka laga qaaday
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ku aaddan in Mudane…
Isbahaysiga Cusub: Jubbaland, Puntland iyo Mucaaradka oo Wadahadal Ku Yeeshay Nairobi
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ku qabsoomay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Madaxda…
Dumar kuloolamaya xilka ugu sareeya madaxtinimada dalka Tanzania
Markii ugu horreysay taariikhda siyaasadda xisbiyada badan ee Tanzania, haweenka u tartamaya xilka madaxweynenimo ayaa soo muuqday…
Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”
Muqdisho – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in luuqadaha lagu tarjumayo…
Maxay yihiin Shuruudaha cusub ee Xajka ee Sacuudiga soo saaray?
Sacuudi Carabiya ayaa sanadkan shuruudo cusub ku xirtay gudashada waajibaadka xajka, iyadoo ujeedkeedu yahay in la xakameeyo…
Maxay tahay sababta ku kaliftay dhallinyaro tahriib tagay Aljeeriya in ay dib ugu noqdaan Soomaaliya ?
Dalka Aljeeriya waxaa uudhawaanahan ahaa meel ay soo beegsadaan oo ay soo galaan muhaajiriinta u tahriibaya dalalka…
Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee Baarlamaanka Ruushka
Moscow – Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer…
Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho – Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta…
Wasiir dowlaha amniga oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan hawlgalka QM ee UNTMIS
Muqdisho – Wasiir dowlaha Wasaaradda amniga gudaha mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan gaar oo ay…
Afhayeenka Kremlin-ka, Dmitry Peskov, ayaa xaqiijiyay in Trump iyo Putin wada hadli doonaan
Madaxweynaha Marayanka Donald Trump ayaa sheegay inuu la hadli doono madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin isniinta si ay…
Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo tababarrada
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka…