Category: Uncategorized

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Wafdi Uu horkacayo Madxweyne Farmaajo Oo Ku wajahan Baydhbo

Muqdisho | Abriil 23, 2017 –Ilo lagu kalsoon yahay ayaa idaacadda Q.O.L u xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Wasaarada Waxbarashada Soomaalia Oo Kajawaabtay Hadal Dhawaan Ka Sooyeeray Kooxada Al-Shabaab

Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare C/raxmaan Dahir Cusmaan ayaa ka jawaabay hadal…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DHAGAYSO :-Gudoomiyaha Gobalak Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Isbadal Horleh In Uu La Imaan Doono

Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu isbedel dhab ah ku samayn…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Galmudug iyo Ahlusuna oo maanta wada hadalo kaga bilaabday Muqdisho

Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wada hadalada u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa maanta lagu wadaa…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Hay ada WFP Oo Gargaar Bini aadanimo Soo Gaarsiisay Daowlada Somalia

Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada adduunka  ayaa sheegtay in deeq noocyo…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRO HORDHAC AH :- Booqashadii R/W Kheyre Uu Ku Tagay Dagamada Dayniile

Muqdisho | Abriil 21, 2017 – Warar aanu ka heleyno deegaanka Degmada Dayniile ayaa sheegaya in Ra’isul…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DEG-DEG:-Dhimasho iyo dhaawac soo kala gaartay Laba Qoys oo dhul ku muransan deegaanka Ceelasha Biyaha

Muqdisho, 20, April 2017 –Laba Qoys oo uu ka dhexeeyo muran Salka ku haya Dhul ayaa Maanta…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Wasaarad Arimaha Diinta OO warmurtiyeed Kasoosaratay Ururka Asaaciduuna Bil Xaq

uqdisho, 20, April 2017 Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Buulo-Burte

uqdisho, 20, April 2017 –Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo Taliyaha ciidamada AMISOM ee dalka…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Diyaaradihii Qaadka Muqdisho Keeni jiray Oo Maanta Lagu Arkay Jowhar

Muqdisho, 20, April 2017 –Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, ayaa waxa ay xaqiijiyeen in diyaaradahaasi ay ka…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Xildhibaanada Aqalka Sarre Oo Maanta Doortay Gudiga Ugu mid noqon Lahaa Gudiga Dib U Eegista Dastuurka KMG

Muqdisho, Abriil 19, 2017–Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta doortay xubnihii uga…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DHAGAYSO:- R/wasaare ku xigeenka dalka oo xariga kajaray xarunta isku dubaridka gargaarka

Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu daah furay Xarunta…