Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo Magacaawday Guddi Cusub ( Warsaxaafadeed)

Guddoonka Golaha wakiilada Dowlad GoboleedkaJubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ka digay in rabshadihii dhacay ay dalka u horseedi doonan dhibaato

Sabti: July 17, 2021 Madaxweynaha Koonfur Africa, Cyril Ramaphosa ayaa ka digay in rabshadihii dhawaan ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada Kulmiye iyo UCID ee Somaliland oo heshiis gaaray

Sabti: July 17, 2021 Xaflad lagu shaacinayay heshiiska dhexmaray Isbahaysiga xisbiga Kulmiye iyo garab ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubaland oo magacawday guddiga doorashada Aqalka Sare

Sabti: July 17, 2021 Gudoomiyaha golaha wakiillada dawlad goboleedka Jubaland Cabdi Maxamad Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababar loo soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug

Tababarkan oo mudo 45-maalmood ah magaalada Dhuusamareeb uga socdey Ciidamada ka howlgala Saldhiga Booliska Caasimadda iyo Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha waddo dhibaato lagu qabay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhabo

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolla Baay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Koonfureed oo bilaawday inay Ciidankeeda kala baxdo Xeebaha Soomaaliya

Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa bilaawday in daad-gureyso Ciidamadeeda la dagaalanka burcad Badeeda Soomaalida ee ku sugan qeybo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda & kuwa Galmudug oo la wareegay Bacaadweyne

Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwa Galmudug oo ay wehlinayaan dadka degaanka oo hubeysan ayaa dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah ragga dilay madaxweynihii Haiti oo Tababar ku soo qaatay Mareykanka

. Sabti: July 17,  2021 Qaar ka mid ah ragga lala xiriirinayo dilkii madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel…

Posted in WARARKA MAANTA

Aabaha dhalay nin “carruurta dhiiga ka dhuuqo” oo ka hadlay arrinta wiilkiisa dalka Kenya

Sabti: July 17,  2021 Robert Wanjala oo ah aabaha dhalay 20 sano jir lagu tuhunsanyahay inuu dilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo eedeyn u jeediyay Ra’iisal waasare Roble

Sabti: July 17,  2021 War-saxaafadeed ay soo saareen xubnaha uu hormuudka u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi…