Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada oo Digniin ka soo saaray Dabaal daga caawa ee 1 Luliyo

arbaco: June 30 2021 Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Buula-Kamey…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay oo lagula wareegay xarumo Internet

Arbaco: June 30 2021 Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin ka qeyb qaatey xasuuqii Rwanda oo lagu xukumey 25 sano oo xabsi ah

Arbaco: June 30 2021 Maxkamadda sare ee Rwanda, ayaa ku xukuntay Jean Claude Iyamuremye shan iyo labaatan…

Posted in WARARKA MAANTA

Labo sano kadib kacdoonkii lagu tuurey al-Bashir iyo Banaanbaxyo ka curtay Suudaan.

Arbaco: June 30 2021 Labo sano kadib, kacdoonkii lagu tuurey kaligii taliyihii soddonka sano xukumayey Sudan, Omar…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo dhisaysa xarun lagu samaynayo tallaalka cudurka Covid19

Arbaco: June 30 2021 Dowladda Kenya, ayaa sameysaneysa xarun lagu dhameystiro hannaanka sameynta tallaalka cudurka Covid19, iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganactada xaafadda Islii oo dhisaya Xarun booliis oo ku taalla xaafaddaas

Arbaco: June 30 2021 Ganactada xaafadda Islii ee Soomaalidu ay u badan tahay ee magaalada Nairobi, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ka digtey iney halis uggu jiraan abaar saddex is maamul, sababo la xiriira roob yari.

. Arbaco: June 30 2021 Dowladda Kenya ayaa ka digtey iney halis uggu jiraan abaar saddex is…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo daah furey tababar loo sameynayo guddiyada doorashada ee heer goboleed iyo heer federaalba

Arbaco: June 30 2021 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta daah furey tababar loo sameynayo guddiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo sheegtay in ninkii isku Qarxiyay Wsisil uu ku dhashay degmada Rabdhuurrre

Arbaco: June 30 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo naftii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland oo shir ka yeeshay xaaladda Ammaanka

Arbaco: June 30 2021 Guddiga Amniga Gobolka Mudug, ayaa saaka shir ka yeeshay xaaladda Ammaanka Gobolkaas, gaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya “Ciidankeenu dib ayey u qabsan karaan gobolka Tigreega caqabad la’aan”

Arbaco: June 30 2021 Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay toddobaadyo gudahood dib ugu geli karaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Bayle oo shegay in beesha caalamka ay jaratay dhammaan lacagihii

Arbaco: June 30 2021 Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale (Beyle) ayaa ka hadlay xaaladda…