Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Paul Kagame “ Qirashada Faransiiska ee Xasuuqa Rwanda waa ‘tallaabo horay loo qaaday

May 29 2021 Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa sheegay in qirashadii dhowaan uu Faransiisku ku qirtay doowrkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Pakistan oo sheegtay hoggaanka Afghanistan in aysan sii wadi doonin wada shaqayn

May 29 2021 Pakistan ayaa u sheegtay hoggaanka Afghanistan in aysan sii wadi doonin wada shaqeynta rasmiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo xilkii laga qaaday

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maydadkii 215 caruur ka soo jeeda dadka loogu yimid Canada oo la helay

May 29 2021 Qalfoofka ilaa 215 caruur ah oo qaarkood ahaa saddex sano jir ayaa laga helay…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Hindiya

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilau Wakiilo ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabilay goobjoogayaal ka socda dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Foolkaano Markale ka Qaraxday Bariga Congo

Foolkaano kale ayaa Sabtida maanta ah ka qarxay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, toddobaad ka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda oo faah faahisay kulankii Gollaha Wadatashiga Qaran & Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed,…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo oggolaaday tallaalka carruurta ee Pfizer-BioNTech

Ururka Ilaalinta daawooyinka ee Midowga Yurub ayaa ansixiyay talaallka Pfizer-BioNTech ee Covid19 in la siin karo caruurta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay heshiiskii doorashada ee la gaaray

Dowladda Jabuuti waxa ay soo dhaweyneysay heshiiskii khamiistii 27 bisha May sanadka 2021 Dowladda Fadraalka ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan u socdo RW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Beesha Caalamka

Waxaa haatan uu kulan uu uga socdaa teendhada Afisiyooni Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed,…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Maanta bilaawday Wajiga labaad ee Tallaalka Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka  Puntland ayaa maanta oo Sabti ah degaanada   Puntland ka bilaawday wajiga labaad ee…