Category: WARARKA MAANTA
Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab
aliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku gaarey ciidamada Xoogga…
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay Shirka doorashada
Kadib kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Majmaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay uga hadleen…
Imaaraadka Carabta oo ka laabtay dhex-dhexaadinta Suudaan & Itoobiya
Dowladda Imaaraadka Carabta (UAE) waxay sheegtay inay ka laabatay Hindisaha Dhexdhexaadinta ee ay ku doonaysay in lagu…
Shirka wadatashiga doorashooyinka oo weli ka socda Muqdisho
Shirka oo Sabtidii ka furmay Teendhada Afisyooni una dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul-goboleedyada ayaa waxaa…
Qaar kamid ah Madaxda dowlad goboledyada & Musharixiinta oo kulmay
Waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay mid kamid ah Hoteelada ku yaal Xeendaabka garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde…
Isra Xirsi oo ay dhashay Ilhaan Cumar una ololeysa arrimaha isbedelka cimilada
May 24 2021 Isra Xirsi, oo ay dhashay Ilhaan Cumar, una ololeysa arrimaha isbedelka cimilada ayay warbaahinta…
Muxuu salka ku hayaa khilaafka u dhexeeya maamulka masjidka Quba Amsterdam.?
[Qaranimo Online, Isniin 24 May 2021] Muddooyinkii u dambeeyey waxaa sii xoogeysanayay hadal-haynta khilaaf ka dhextaagnaa maamulka…
hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Qodobo ka soo saartay shirka ka socda Teendhada Afisiyooi
May 24 2021 Majmaca hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadashay shirka kia socda Muqdisho maalintii sadaxaad, waxayna…
C/raxmaan C/shakuur oo la kulmay Madaxweynayaasha Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed
May 24 2021 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kulan gaar ah oo albaabada u xirnaa uu…
Ciidanka Jubaland oo bilaabay hawlgal haweenka looga joojinayo xirashada indha-shareerka.
May 24 2021 Ciidanka Booliiska Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay hawlgal haweenka looga joojinayo xirashada indha-shareerka….
Wariye Martin Bashir oo ah tirsanaa BBC-da oo khiyaameeyay Amiiraddii gobolka Weles ee Diana
May 24 2021 Martin Bashir, oo ah saxafigii ka tirsanaa BBC-da ee hadda howlgabka noqday ee khiyaameeyay…
USA iyo Midowga Yurub oo cambaareeyay fal ay Belarus si khasab ah diyaarad rakaab aheyd
May 24 2021 Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa si adag u cambaareeyay fal ay dowladda Belarus Axaddi…