Category: WARARKA MAANTA
ICRC oo ku baaqday in isbeddel lagu sameeyo istiraatiijiyadda Covid-19
May 18 2021 Hay’adda caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC), ayaa ugu baaqday dowladaha hodanka ah iyo…
Wasiir Caadle: “Qandaraaska biyo xireenka waxaa la bixiyay waqti uu wabiga fatahay”.
Wasiirka arrimaha Gudaha DG Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay BBC-da ayaa u sheegay in Xukuumadda…
Midowga Yurub & UNDP oo 13 gaadiid ah ku wareejiyay waaxda caadaladda Somaliland.
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, ayaa Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Somaliland ku wareejiyay 13 gaadiid…
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Wakiilada Beesha Caalamka?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen rooble ayaa xafiiskiisa oo ku yaal gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxaa uu…
Midowga Musharixiinta oo yeeshay kulan ay uga hadlayeen xaalada dalka
Kulanka oo ku qabsoomay aalada Internet-ka ee (ZOOMKA) ayaa waxaa yeeshay Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, iyada oo…
Dowladda Soomaaliya oo bilaawday baarista Askari si xun loogu dilay Muqdisho
Guddi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista…
Shir laga yeeshay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta shir guddoomiyay…
Midowga Musharixiinta oo u hambalyeeyay shacabka iyo hoggaanka Somaliland
Inta badan Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay manta u halbalyeeyeen shacabka iyo hoggaanka Somaliland oo…
Erdogan oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu “gacmaha dhiig ku…
Maamulka Jubbaland oo cadeeyay mowqifkooda shirka 20-ka May
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa cadeeyay mawqifkooda ku aadan shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu dhawaan iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha…
Guddoomiye Filish oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameeynayo Buundooyin
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib…
Puntland oo ka mamnuucday xoolo dhaqatada dooxooyin Gaar ah
Wasaaradda deegaanka Beeraha iyo isbedelka cimiliada Puntland, ayaa warqad ay soo saartey kaga mamnuucay xoolo dhaqatada dooxooyin…