Category: WARARKA MAANTA
Maamulka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in Go’doon gashay Magaalada Jowhar
Wabiga Shabeelle ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu Go’doon galiyey magaalada Jowhar ee…
Dibad-baxyo looga soo horjeedo duqeymaha Israel oo weli socda
Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada London, kuwaas oo ka soo horjeeday duqeymaha ka socda…
Joe Biden oo teleefoon kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil si loo joojiyo dagaalka.
May 16 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa teleefoon kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo…
Dagaalyahadana Xamaas oo dagaal xoogan kula jira Ciidamada Israa’iil oo ‘ogolaaday’ in xabadda la joojiyo
May 16 2021 Ururka Xamaas ayaa lagu soo warramayaa in uu ogolaaday in heshiis xabad joojin ah…
Dagaal saakay ka socda xaafada Madaari ee islii iyo Ciidamada Kenya oo dagaal kala hor tagay dad halkaas isku dilayay.
May 16 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Madaari oo ay dagan yihiin dadka…
Bananbaxyo ka bilaawday Muqdisho oo looga soo hor jeedo dhalinyaradii loo qaaday Ereteriya
May 16 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho gaar ahaan Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho mar kaliya…
Somaliland oo deegaanadeda ka bilowday howlgal lagu buufinayo Ayaxa
May 16 2021 Wararka ka imaanaya maamulka Somaliland ayaa sheegaya in mar kale ka bilaawday la dagaalanka…
Rooble oo ka hadlay geerida Taliye ku-xigeenkii guud ee qeybta Booliska Gobolka Banaadir oo xalay geeriyooday
May 16 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida Taliye ku-xigeenkii guud…
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay oo si adag kaga hadlay weerarada iyo duqeymaha Israel
May 16 2021 Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa si adag kaga hadlay…
Jabhad ka dagaalanta Itoobiya oo sheegtay inay afduub u haystaan saddex muwaadin oo u dhashay dalka Shiinaha
May 16 2021 Jabhad ka dagaalanta dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay afduub u haystaan saddex muwaadin oo…
Netanyahu oo wacad ku maray Israa’iil sii wadeyso duqeymaha ay ugu jawaabeyso gantaalaha looga soo ridayo Qaza
May 16 2021 Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wacad ku maray Israa’iil iney sii wadeyso duqeymaha…
Taliska Gobolka Nugaal oo ka hadlay ceelka af dhurwaayaale oo ay ku geeriyoodeen wiilal
. May 16 2021 Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale ayaa sheegay…