Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay Maxaabiis
Muqdisho, April 19 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13…
AMISOM oo sheegtay in howlgal ku qabteen Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Muqdisho, April 19 2021–Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen…
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb
Muqdisho, April 19 2021–Shir looga hadlayay amniga Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta u furmay Saraakiisha…
Odayaasha beesha Sheekhaal oo raali-gallin iyo xaal-siin ugu tegay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Daawo Muqalkan
April 19-2021 Odayaasha dhaqanka beesha reer Awqudub ee Sheekhaal ayaa raali-gallin iyo xaal-siin ugu tegay Madaxweynihii hore…
Dowladda Ruushka oo ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka Jamhuuriyadda Czech.
April 19-2021 Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka…
Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool oo ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka hor ka dhacay degaanka Dhabar-dalool
April 19-2021 Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool, ayaa ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo…
Dalka Suuriya oo bisha May ka dhacayso doorasho madaxtinnimo.
April 19-2021 Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha…
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo xalay saq dhexe gaaray magaalada Kinshasa ee dalka Koongo
April 19-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Kinshasa eedalka Koongo ayaa sheegaya in xalay waqti danbe uu…
Dowlada Somaliya oo Xaafado ka mid ah Muqdisho gacanteda ka baxday sida, Kaaraan Cabdicasiis iyo shirkole
April 19-2021 Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay xaalad cakirnaan siyaasadeed ah gashay ayaa waxay sababtay in…
Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria oo soo gaaray magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya
April 19-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in ay halkaas soo gaareen Ciidamo Boolis ah…
Shil gaari oo ka dhacay caawa deegaanka Ceeljaale ee duleedka Baladweyne
April 19-2021 Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan…
Puntland iyo Galmudug oo ku heshiiyay Dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib Markii Bacadwayn qabsadeen Al-shabaab
April 19-2021 Maamulada dariska ah ee Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta ku heshiiyay in ay iska kaashadaan…