Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho, April 16 2021–Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii ka soo yeedhay madaxweyne Farmaajo, ee ku saabsanaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Amison oo soo bandhigay qorshe lagu xoojinayo howl-galada ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho, April 16 2021–Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb-galay Kulan labo maalmood…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad “Xildhibaanada habargidir ayaa hada soo gaaray oo aan ka mid ahay xaafada shirkole..

April 16-4-2021 Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa goor dhawayd shaaciyay in uu gaaray xaafada shirkole, asaga iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Muqdisho oo caawa la ciir ciiraysa Ciidamo is hor fadhiya 4 sano kadib weerarkii Guriga C/raxmaan C/shakuur..

April 16-4-2021 Waxaa caawa Magaalada Muqdisho ka jira Xiisad u dhaxeysa ciidamada dowladda iyo taliyihii hore ee…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka qarxay xaafada shirkole

April 16-4-2021 Waxaa goor dhawayd Rasaas is waydaarsaday Ciidamo uu Watay Taliye Saadaq joon iyo Ciidamo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya

April 16-4-2021 Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya, laakiin lixdii…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi “Marka ay noqoto in qori lagu ilaaliyo kursigii sanduuqa dhalada ah uu sharciyeeyey, dadka arrintaas ka dhiidhiyana caburin iyo argagixin la isugu daro

April 16-4-2021 Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ahna Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Frenemies of the Horn

This is an interview on the future of the Somali refugees in Kenya. . . Xafiiska Wararka…

Posted in WARARKA MAANTA

Toogasho ka dhacday Dalka Maraykanka gaar ahaan goob lagu magacaabo FedEx Ground. Ku dhawad 10 qof oo dhimatay..

April 16, 2021  Ugu yaraan siddeed qof ayaa geeriyootay, ka dib toogasho xalay fiidkii ka dhacday magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Minka daanyeer oo lagu beeray unugyada bani’aamka oo lagu sameeyay sheybaar.

April 16-4-2021 Minka daanyeer oo lagu beeray unugyada bani’aamka ayaa lagu sameeyay sheybaar, sida ay xaqiijisay daraasad…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Somaliya oo iyo Taageerayaasheeda Nabad iyo Nolol oo abaabulaya banaanbaxyo ka dhaca Yurub oo lagu tageero mudo kordhinta

. April 16-4-2021 Wararka ka imaanaya Dalalka  Yurub iy magaalooyinka dalalka Reer Galbeedka, ayaa sheegaya in la…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad oo goor dhawayd ka qarxay degmada Duddun ee Gobolka Sool.

April 16-4-2021 Wararka ka imaanaya saakay Gobolka Sool ayaa sheegaya in goor dhawayd halkaas uu ka qarxay…