Category: WARARKA MAANTA
Madaxweyne Idriss Deby oo xukunka Chad hayay 31 sano oo mar kale doonaya in la doorto.
April 8-4-2021 Dadka wadanka Chad ayaa maalinta Axadda ah ee soo socota u dareeri doona goobaha codbixinta…
New Zealand oo ku dhawaaqay in uu xayiraad ku soo Rogay dadka socdaalka ah oo uga imaanaya wadanka India
April 8-4-2021 Waddanka New Zealand ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay si kumeel gaar ah…
Cumar Filish “Aqalka sare dhismihiisa waxa uu ku yaal Dastuurka balse kan hada sidii lagu dhisay ma ahan sharci
April 8-4-2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Filish” ayaa weerar afka ah ku…
Dowladda Imaaratka Carabta oo 4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida u soo direysa Somalia
April 8-4-2021 Dowladda Imaaratka Carabta ayaa 4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida usoo direysa Somalia, Todobaadkaan ayaa…
Wakiilada beesha caalamka oo la filayaa inay goor dhaw la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.
April 8-4-2021 Wararka ka imaanaya Xalane ayaa sheegaya in lagu wado in goor dhaw uu shir halkaasi…
Meydadka caruur Walaalo ah oo la gala baxay kilyaha iyo beerka oo laga helay Duledka baydhabo
April 8-4-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada badhabo ayaa sheegaya saakay in ay ka jiryo xaalad ka duwan…
Hotelada Muqdisho oo buux dhaafiyeen Odayaal dhaqameedyo ku heeb ah Farmaajo oo laga keenay a Jubaland si loo dhiso Jubbland uu Madaxweyne ka yahay C/rashiid Janan.
April 8-4-2021 Xili maamulka Jubbland uu kala qeybsan yahay ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho…
Gudoomiye Shuute oo xukuno kala duwan ku riday Rag iyo dumar lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab
April 8-4-2021 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag…
Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Iiraan ee IRGC oo lagu qarxiyey Badda Cas, gaar ahaan inta u dhexeysa Xeebaha Yemen iyo Eritrea.
. April 8-4-2021 Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ee IRGC ayaa shalay lagu…
Al-shabaab oo saakay Weerar kula waabariistaydegaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellad dhexe.
April 8-4-2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellad dhexeAyaa sheegaya in Dableey hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ay…
Wakiillada Beesha Caalamka oo uga digay madaxda HirShabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed inay ka tagaan magaalada Muqdisho.
April 8-4-2021 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya kulan xalay ay yeesheen madaxda maamul Goboleedyada marka…
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo Farmaajo ku eedeeyey Bur burka shirkii Teendhada afisiyooni.
April 8-4-2021 Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo soo saaray war-saxaafadeed ka kooban todoba qodob ayaa madaxweyne Farmaajo…