Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Sacduudiga oo bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay cimraysanayaan dadka iska tallaalay cudurka COVID-19.

April 7/4/2021 Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay shuruud hor leh oo ay ku xireyso dadka caalamka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsigii suuqa Islii ee magaalada Nairobi oo saamayn ku yeeshay Xayiraada Kenya ku soo Rogtay Gobolada dalka..

April 7/4/2021 Maalmo ka hor ayay ahayd markii Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta uu soo saaray go’aamo looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish oo bartamaha wadanka Syria ka afduubtay 20 qof.

April 7/4/2021 Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish ayaa afduubtay ugu yaraan 19 qof oo u badna…

Posted in WARARKA MAANTA

Qiimaha hubka la kala siisto ee Magaalada Muqdisho oo sare kac uu ku yimid mudooyinkii la soo dhaafay

Waxaa bilihii u dambeeyay la dareemayay sarre u-kac balaadhan oo ku yimid qiimaha magaalada Muqdisho la kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal wasaare Rooble oo booqday xarunta gurmadka deg deg ah ee Covid 19

April 6, 2021   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Hayadda Amnesty International oo soo saartay warbixin ay uga digayso Kenya inay xirto xeryaha Qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma

April 6, 2021   Hayadda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saartay warbixin ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza oo u muuqata inay degtay.

\April 6, 2021   Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza ayaa u…

Posted in WARARKA MAANTA

Saaxiibada Beesha Caalamka oo ka codsaday hoggaamiyaasha Soomaalida inay heshiis gaaraan

\April 6, 2021   Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ka codsaday hoggaamiyaasha Soomaalida inay heshiis gaaraan, xilli…

Posted in WARARKA MAANTA

Cilmi baareyaal oo Waqooyiga Kenya ka wada shaqo ay uga hor tagayaan in fayras halis ah

\April 6, 2021   Cilmi baareyaal ayaa Waqooyiga Kenya ka wada shaqo ay uga hor tagayaan in fayras…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya oo shaacisay in ay dhinteen seddax oo Al-Shabaab u qaabilsanaa sameynta Qaraxyada Muqdisho

\April 6, 2021   Taliska Hey’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya qeybtiisa Gobalka Banaadir ayaa shaaciyey inuu helay xog ah in…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Dr Sumait ee ah xarunta 2aad la tacaalida Covid-19

Muqdisho, April 06, 2021–Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa ka jira Afgambiga cusub ee ka dhanka ah Madaxweyne Erdogan?

Muqdisho, April 06, 2021–Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada…