Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo beenisay in Villa Soomaaliya soo qabanqaabisay Shirka berri ee Afisyooni

Muqdisho, April 02, 2021–Dowlad goboleedka Puntland ayaa beenisay in Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay

Muqdisho, pril 02, 2021–Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay dalka Turkiga

Muqdisho, April 02, 2021–Wasiirka Awqaafta iyo Arrimha Diinta Soomaaliya ayaa Magalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalalka Sudan, Masar iyo Ethopia oo kawada hadli doona Biyo-xireenka Nile

Muqdisho, pril 02, 2021–Wasiirrada arrimaha dibadda ee Masar, Itoobiya iyo Suudaan ayaa ku kulmi doona Sabtida inagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo imtaxaanka Shahaadiga ah ee Fasal 8-aad

Muqdisho, April 02, 2021–Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Khamiis ah …

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo Dhaqaale u uruurinaya Soomaaliya, Yemen, Suuriya & Falastiin.

Muqdisho, 31da Maarso, 2021–Hay’adda Gargaarka Bani aadamnimada ee Boqor Salmaan ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku damacsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis iyo Magacaabis sameeyay

Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne  uu xilkii kaga qaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Golaha Shacabka oo furmay & Xubno lagu ansixiyay

Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goordhow waxaa uu kulan uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar oo bilaawday baaritaanka markabkii xayiray marinka Suweys

Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Kabtan Sayed Shesha, oo ah lataliye ka ah  Hay’adda Kanaalka Suweys, ayaa wareeysi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Golaha Shacabka oo weli furmin & Xildhibaano laga celiyay

Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Maanta ayaa loo balansan yahay kulan shaki badan uu kajiro oo ay yeelanayan xildhibannada…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ka geystaan Gudaha dalkaas

Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Warbaahinta Qaranka Kenya ayaa baahisay in laamaha Amniga dalkaas ay ka dalbadeen Shacabka inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo horleh oo la dhigay Koontoroolada laga galo Madaxtooyada

Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa saaka lagu arkayaa wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya,…