Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumada oo ogolaatay in Mucaaradka mudaharaadka ay ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon

 3-da Marso, 2021  War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa lagu shaaciyey in dowladdu ay mucaaradka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar iyo Suudaan oo heshiis militeri wada saxeexday

 3-da Marso, 2021 Masar iyo Suudaan ayaa shaley kala saxeexday heshiis militeri kaddib marki ay kulamo yeesheen…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga mucaaradka ee ugu weyn Jarmalka oo xagjir lagu tilmaamay

 3-da Marso, 2021 Warbaahinta dalka Jarmalka ayaa tabisay wakaaladda sirdoonka gudaha dalkaasi iney xisbiga ugu weyn ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo Gaashaanka u daruurtay soo jeedinta Suudaan ee ku aaddan wadahadallada seddex Geesoodka ah ee ku saabsan biya-xireenka

 3-da Marso, 2021 Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegtay inaan la aqbali karin soo jeedinta Suudaan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Daraasad ay sameyeen Shiinaha oo loo waday saraakiil sare balse si aan ku talo gal ahayn loogu daabacay baraha bulshad

3-da Marso, 2021 Daraasad ay sameysay Shiinaha oo loo waday saraakiil sare balse si aan ku talo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 15 qof oo ku geeriyooday abaaraha ka jira gobolka Jubada Dhexe

3-da Marso, 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in Deegaano ka tirsan halkaas, ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada ICC oo billawday baaritaan la xiriiro eedeynta ku saabsan dambiyada dagaal ee ka dhacay dhulka Falastiin.

3-da Marso, 2021 Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Dambiyada Dagaalka Adduunka ee ICC ayaa billawday baaritaan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo dil ku fuliyay 5 ruux oo ay ku sheegeen Basaasiin u shaqeeya Reer Galbeedka..

3-da Marso, 2021 Wararka ka imaanaya  magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe  ayaa sheegaya in alshabaab ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Saldhig militeri oo ay ku sugnaayeen ciidamo Amerikaan ah oo Gantaalo lagu garaacay Dalka Ciraaq.

. 3-da Marso, 2021 Ugu yaraan 10 gantaal ayaa lala beegsaday saldhig militeri oo ay ku sugnaayeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudi Carabiya oo sheegtay burburinta diyaarad Drone ah oo Xuutiyiinta Yaman, la damacsanayeen Qaraxyo

3-da Marso, 2021 Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhawaaqday, burburinta diyaarad Drone ah oo ay Xuutiyiinta Yaman,…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan loogu magac daray aaya ka tashi iyo sagootinta Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ka dhacay B/weyne

3-da Marso, 2021 Kulan kan oo ahaa mid aaya ka tashi ah iyo sagootinta Wasiirka wasaarada arimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

K/Koofureed & Midowga Yurub oo kawada hadlay Nabadgalyada Biyaha Soomaaliya.

Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Wasiirka Difaaca Kuuriyada Koofureed Suh Wook & Danjiraha Midowga Yurub ee Dalkaas Maria Castillo Fernandez ayaa maanta oo Arbaco ah kulan…