Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Guddiyo ansixiyay

Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 17aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka oo uu shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Midowga Musharixiinta oo go’aano soo saaray

Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Kulanka ay Galabta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Guddiga badbaadada doorashooyinka qaran…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka ee QM oo taageeray Maamulka Cusub ee Libya

Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay taageerayaan maamulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble “ Ma aqbaleyno in qalqal geliyo amniga dalka”

Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Roob le…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo walaac ka muujiyay muranka kajira doorashada Soomaaliya

Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Mareykanka, Bob Menendez,…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay in la musuq maasuqay dhaqaalo loogu talo galay dad uu saameeyay Ayaxa

Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaciyay in Ayaxa uu dhibaato farabadan ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ka digtay in uu dheraado khilaafka kala dhaxeeyo Soomaaliya

Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Kenya ayaa markale ku celisay in aysan faragalin ku heynin arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco Muqdisho

Arbaco  10/2/2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah…

Posted in WARARKA MAANTA

war ka soo baxay Jubbaland oo lagu sheegay in Jubbaland soo dhaweynayso talo soo jeedinta Dowladda Federaalka Soomaaliya

Arbaco  10/2/2021 war qoraal ah oo lagu daabacay bogga rasmiga ah ee Jubbaland ayaa lagu sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo shirkii Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ka sheegtay inaysan fara-gelin ku heynin arrimaha Soomaaliya

Arbaco  10/2/2021 Dowladda Kenya ayaa markale bayaan kasoo saartay xiisada kala dhaxeysa dowladda Soomaaliya, taasi oo keentay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan oo shaaca ka qaaday qorshe hawada ugu dirayo dayax gacmeed Dalkiisa

. Arbaco  10/2/2021 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday qorshe uu dalkiisa markii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo war ka soo saartay shirka uu iclaamiyey madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday ee Farmaajo

Arbaco  10/2/2021 Puntland oo war ka soo saartay shirka uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo ayaa ugu horeyn soo…