Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay fashilka shirkii Dhuusamareeb

  Axad February 7, 2021 Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah ee u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Lamaane xabsi ku muteystay dilka wiilkooda oo ay si kama ah isugu caddeeyeen

  Axad February 7, 2021 Lamaane u dhashay dalka Faransiiska ayaa loo xiray dilka wiil yar kaddib…

Posted in WARARKA MAANTA

Xabad joojin la dhexdhigay beelo ku dagaalamaydeegaanka Xananbuure ee gobolka Galguduud.

  Axad February 7, 2021 Wafdi Iskugu jira wasiiro iyo Xildhibaano heer federal ah, xubno ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Yemen oo tagay Iran waxaana uu madaxda dawlada Iran kala hadlayaa xal u helida dhibaatada Yemen ka taagan.

  Axad February 7, 2021 Wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha dalka Yemen ayaa maanta tagay caasimada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo Maraykan ah oo lagu weeraray dalka Ciraaq Qasaare ka dhashay.

  Axad February 7, 2021  Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo Maraykan ah oo sahay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo sheegtay in sannadkii 2020 ay kordheen kiisaska kufsiga

Axad February 7, 2021 Hay’adda Somaliland u qaabilsan xuquuq Insaanka ee sannad walba soo saarta tacadiyada ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo war kasoo saaray dib u doorashada hoggaanka Midowga Afrika

Axad February 7, 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambaleeyay guddoomiyaha Midowga…

Posted in WARARKA MAANTA

Jigjiga oo lagu qabtay Banaanbax lagu taageerayay Dagaalka Abiy ahmed uu ku qaaday Tigray

Axad February 7, 2021 Madaxweyanaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo maanta ka hadlayay isu soo bax ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo la wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Matabaan

Axad February 7, 2021 Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamadii hore ee Ahlu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo qoraal ka soo saaray sida loo qayb-sanayo kuraasta xubnaha golaha deegaanka

Axad February 7, 2021 Arrimaha Guddaha Federaalka iyo Galmudug ayaa qoraal ka soo saaray sida loo qayb-sanayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo lagu wadaa in kulan gaar ah la qaato wafdi ka socda dowladda Mareykanka

  Axad February 7, 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta waxaa lagu wadaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xalka waxaan u aragnaa in sharciga dib loogu laabto” kaddib fashilka shirka Dhuusamareeb

  Axad February 7, 2021 Ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay farta wadnaha…