Category: WARARKA MAANTA
Sucuudiga oo dib usoo celiyay Xiriirkii uu la lahaa Qatar
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Sacuudi Carabiya ayaa Maanta sheegtay in ay dib u fureyso safaaradeedii…
Soomaaliya oo Mareykanka kala hadleysa khilaafka kala dhaxeeya Kenya
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq oo ku sugan Dalka Mareykanka…
Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Golaha Wakiilada & degaanka Somaliland oo la shaaciyay
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Maanta Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi gudbiyey…
Ciidamada Mareykanka oo maanta ka wada baxaya Soomaaliya
Sabti: 16 Jannaayo 2021 Dhammaan ciidamada Mareykanka ah ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay…
Shirka looga hadlayo horumarinta geela oo Jigjiga lagu qabtay
Sabti : Jan 16, 2021 Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa ka furmay kulan ku…
Gudoomiyaha gobolka Madheera, Cali Roba oo sheegay inuusan ka sii aamusi karin dhaqdhaqaaqyada kooxda Al-shabaab
Sabti : Jan 16, 2021 Labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2…
Jabuuti oo cambaareysay weerar habeen hore lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla gobolka Tajuura.
Sabti : Jan 16, 2021 Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa cambaareysay weerar habeen hore lagu…
Madaxweyne Lafta Gareen oo ku wajahan Degmada Xudur oo shabaab Go’domiyeen 8 Sano..
Sabti : Jan 16, 2021 Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa lagu wadda…
Museveni & Bobi Wine yaa ku horreeya Codadka la tiriyay ee Doorashada Uganda?
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Dadka reer Yuganda ayaa shalay u codeeyay qofka ku habboon Madaxweynaha…
Maxkamada CXDS oo amartay in lasoo qabto kooxihii shacabka ku dilay Galgaduud
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur…
Dhul gariir ah xoog leh oo ku dhuftay Jasiiradda Sulawesi
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Dhulgariir cabirkiisu yahay 6.2-magnitude ayaa ka dhacay jasiiradda Sulawesi ee dalka…
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay hirgalinta heshiisyo horay loo wada gaaray
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa…