Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil hal goob ku dilay Shan kamid ah Qoyskiisa

Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Ardey wax ka dhigta mid kamid ah jaamacadaha Kenya ayaa booliska…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku afduubnaa Gobolka Hiiraan oo Madax furasho lagu siidaayay

Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Dadkaan oo tiro ahaan gaaraya ilaa shan ruux ayaa dhawaan laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Maanta xukun riday

Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Biixi oo sheegay in DFS cafisay dhalinyarada hubeyan ee la Shaqeeya Kenya

Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Taliyaha Ciidanka dhulkaee xoogga dalka Soomaaliyeed janeraal Maxamed Tahliil Biixi oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wada-hadallada Biyo Xireenka Wabige Nile oo markale fashilmay

Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa ku guuldareystay inay guul ka gaaraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay Saraakiil ka tirsan TPLF

Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in Ciidamada Difaaca Qaranka ay dileen…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo Qarax kula eegatay Ciidamo Kenyan ah Xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya

January 11, 2021 Ugu yaraan afar askari oo ka tirsan millatariga Kenya ayaa la dilay tiro kalane…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo maalin kahor ka dhacay deegaano hoostega degmada isku-shuban ee Gobolka Bari,

January 11, 2021 Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo maalin kahor…

Posted in WARARKA MAANTA

Diiwaan gelinta codbixiyaasha oo ka bilowday deegaano ay ku muransan yihiin Puntland iyo Soomaaliland

January 11, 2021 Guddiga soomalailand u qaabilsan doorashooyinka ayaa diiwaan gelinta codbixiyaasha doorashada soomaaliland ka bilaabay degmooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Somaliya oo la kulmay James Swan

.. January 11, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Sare u kac ku yimid qiimaha quutul daruuriga Waajid, Xudur iyo Tayeeglow kadib Wadooyinka oo shabaab xireen..

January 11, 2021  Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in Sare u kac  uu ku yimid…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka, oo xildhibaannada la wadaagtay qorshooyin xilka looga qaadayo Madaxweyne Donald Trump

January 11, 2021 Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa xildhibaannada la wadaagtay qorshooyin xilka looga qaadayo…