Category: WARARKA MAANTA
Mustaf Dhuxulow oo shaaciyay sababta soo celceliya khilaafka DFS, Jubbaland & Puntland
Muqdisho | QOL | January 02, 2021–Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo kamid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha…
Sanbaloolshe” Madaxweyne Farmaajo wuxuu Ciidamada u kala saaray keenna & Tuugada”
Muqdisho | QOL | January 02, 2021–Taliyihii Hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe …
Wararkii ugu dambeeyay ee shirka ka socda Magaalada Garoowe
Muqdisho | QOL | January 02, 2021–Gelinka dambe ee Maanta ayaa waxaa la filayaa in la soo…
Saamayn ka dhalatay kabixitaanka Britain ee Midowga Yurub
Muqdisho | QOL | January 02, 2021–Dowladda Britain waxa ay maalintii labaad ka maqan tahay Midowga Yurub…
Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho & faah faahin laga helayo
Muqdisho | QOL | January 02, 2021–Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah duleedka Magaalada Muqdisho…
Xildhibaano Madaxweynaha Hir-Shabeelle kala hadlaya Arrimaha kajira Hiiraan
Muqdisho | QOL | January 02, 2021–Maanta ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar inay kulan ku…
Kulamo looga hadlayo la-dagaalanka al-Shabaab oo ka dhacay galgaduud
Muqdisho | QOL | January 02, 2021—Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariiful…
Al-Shabaab oo weerar ka fuliyey gobolka Bakool
Sabti : January 2 2021 Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobalka Bakool ayaa sheegaya in dagaalamayaasha…
Madaxweynaha Trump oo kordhiyay xayiraada socdaalka
Sabti : January 2 2021 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kordhiyay xayiraada socdaalka ah oo hor istaagaysa…
Taliyaha ciidamada khaaska ah ee ilaalada kacaanka Iiraan oo u Hanjaby Maraykanka..
Sabti : January 2 2021 Taliyaha ciidamada khaaska ah ee ilaalada kacaanka Iiraan, Ismaaciil Qaani, ayaa sheegay…
Aqalka Wakiillada Mareykanka oo laalay codkii qayaxnaa ee uu Trump dul dhigay
Sabti : January 2 2021 Kongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan oo uu Madaxweyne Donald Trump…
Ciidamada Jubbaland oo wada howlgallo kala duwan, kadib markii qarax loogu xiray garigiisa lagu dilay Xildhibaan
Sabti : January 2 2021 Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay magaalada…