Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor qoor oo Wacad ku maray in shabaab ay ka shalayn doonaan Qaraxii shalay..

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii is-miidaaminta ahaa ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Rihanna oo loo qaaday hees raalli gelin ah ka dib markii uu dhibaateeyay saaxibkeed

Fannaan Eminem waxaa uu hees uu soo qaaday u adeegsay reelli gelinta Rihanna ka dib markii uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence oo qaatay talaalka covid-19

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka, Mike Pence, ayaa isaga oo telefishanka toos looga daawanayo la talaalay, waxaanu dhakhaatiirta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Maraykanka oo Soomaaliya u soo diraysa Markab nooca dagaalka ah..

Dowladda Maraykanka ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diraysa Markab nooca dagaalka ah, kaas oo ka qayb-qaadanaya howlgalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM oo si kulul u canbaareeysay weerarki Galkacyo

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa si kulul u canbaareeyay weerarka is-miidaaminta ahaa ee Al-Shabaab ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka Kenya oo sheegay in ay dacwad ka dhan ah Soomaaliya u gudbineyso ururrada IGAD, COMESA iyo Midowga Afrika

Afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay tallabadii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo kenya ku edaysay abaabulka militeri oo ay maalmahaan ka wado xadka

War ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay si dhaw ay ula socoto abaabulka militeri…

Posted in WARARKA MAANTA

Gooni-u-goosadka iyo Dowladda Yemen oo heshiiyay

Isbaheysiga carbeed ee uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa Jimcihi ku dhawaaqay, heshiis awood qeybsi ah oo ay wada…

Posted in WARARKA MAANTA

Nigeria Boqollaal ka mid ah wiilashii la afduubtay oo la soo badbaadiyay

Boqollaal wiilal iskuulley ah oo toddobaadkii la soo dhaafay laga afduubtay iskuul xannaano oo ku yaalla waqooyi-galbeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Xuseen Cabdi Xalane “ waa wax laga xumaado in farmaajo sidii aan la yeelin 2016-kii uu Musharixiinta Ciidamo cabsi galin ah dul dhigo.

. xoghaya Guud ee Midowga Musharaxiinta Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa gashaanka u daruuray dhacdadii shalay Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mozambique Kooxda Ahlu-Sunnah oo qaati laga taagan yahay

Madaxweynaha Mozambique Filipe Nyusi ayaa Arbacadii sheegay in mintidiintu ay ku qasbeen 570,000 oo qof in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Faransiiska Macron oo laga helay xanuunka Coronavirus!

Muqdisho | QOL | December 17, 2020 –Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga heley cudurka karoonaha, sida…