Category: WARARKA MAANTA
Baaq kasoo baxay ciyaaryahanka caanka ah ee Ingiriiska Marcus Rashford oo durba ay dadka ka jawaabeen
Baaq kasoo baxay ciyaaryahanka caanka ah ee Ingiriiska Marcus Rashford ayaa waxaa durba biloowday in ay dadka…
Saraakiil ka tirsan Tigreega oo hubka la isku dayay in laga dhigo Degmada Halgan ee G/Hiiraan
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Ciidamo ka wada tirsan kuwa Itoobiya ee ku sugan Degmada…
Somaliland oo xukun ku riday rag kufsi ka geystay magaalada Hargeysa
Maxkamadda Racfaanka ah ee Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa maanta markale go’aan kasoo saartay kiiska Cawo Xariir…
Kulan uu ka qeyb galay Wasiirka amniga iyo Agaasimaha Guud ee HSJ Col Maxamed Aadan Koofi oo ka dhacay Muqdisho Sawiro
Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Md Xasan Xundubeey Jimcaale, ayaa shir guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee HSJ…
Maamulka Jubbaland oo go’aan kasoo saartay Xaalada G/Gedo iyo digniina cusub
Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa War Goordhow kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee dhacaya…
Duqeymo, bililiqo iyo dagaallo weli ka socda qeybo ka mid ah gobolka Tigray sida ay sheegeen Maleeshiyaadka ururka TPLF
Duqeymo, bililiqo iyo dagaallo ayaa weli ka socda qeybo ka mid ah gobolka Tigray, sida ay ku…
Wiil Somali-Canadian ah oo ku guuleystay abaalmarin sanad walba mar la siiyo 30-ka qof ee ugu saameynta badan Canada
Wiil Somali-Canadian ah oo lagu magacaabo Nabiil Cabdi Cali oo 28 jir ah ayaa dhawaan ku guuleystay…
Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku dhibaateysan Xabsiyada libya
Muqdisho | QOL | December 4,, 2020 –Kumannaan qof oo ajaanib muhaajiriin ah ayaa in sanad ahba…
Ciidanka DANAB oo degaano kala wareegay Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | December 4,, 2020 –Ciidanka Kumaandooska xooga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB iyo Ciidanka Daraawiishta…
Qareen Mareykan ah oo dhacay hanti Soomaaliya u taallay Adduunka
Muqdisho | QOL | December 4,, 2020 –Abuukaate Jeremy Schulman, oo 47-jir ah,deggana Maryland, ayaa lagu oogay…
Itoobiya oo ku dhawaaqday inay ku raad joogto hoggaamiyeyaasha TPLF
Muqdisho | QOL | December 4,, 2020 –Wasiirka kobcinta dimuqraadiyadda ee dalka Itoobiya Zadig Abraha oo BBC…
Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalka Magaalada Beledweyne
Muqdisho | QOL | December 4,, 2020 –Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan waxaa saaka ku dagaalamay…