Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada

Wararka ka imaanayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xaley gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxa WHO oo beeniyay in uu taageerayo madaxda TPLF

Madaxa Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa beeniyay eedeymo uu u jeediyay taliyaha guud ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Senatoro ka hortagaya hub maamulka Trump ka iibinayo Imaaraadka

Saddex Senator oo Mareykan ah ayaa sheegay inay soo saari doonaan sharci isku dayaya inuu ka hortago…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqday dhulka ay Israel heysat ee Daanta Galbeed.

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa Khamiista maanta ah noqday diblamaasigi ugu horreeyay ee Mareykan ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Mustaf dhuxulow “ Dalkaan waxa uu ka adag yahay Xiligii Jabhadaha dalka iyo Kacaankii, waxaana arintaas Mas’uul ka ah Fahad iyo farmaajo..

Musharax Mustaf sh. Cali dhuxulow oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee u taagan Doorashada Madaxweynaha 2021-…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida Zwolle [Nederland] iyo saameynta Covid 19 [SAWIRRO]

Magaalada Zwolle waxay ka mid tahay Magaalooyinka ay dagan yihiin mushtamac-yada Soomaalida ee ku dhaqan dalkan Nederlands,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhowaad 600 arday oo sanadkan ka qelin jebiyey Jaamacadda Benaadir (Sawirro) 

Xaflad ballaaran oo loo sameeyey boqolaal arday oo ka qelin jebisay 10 ka mid ah 12-ka kuliyadood…

Posted in WARARKA MAANTA

Guulleed:-Doorasha Faderaalka waxaa tusaale u ah tii Koofur galbeed,Galmudug & Hirshabeelle wareega 1 aad ayaa lagu kala baxay!

Muqdisho | QOL | November18, 2020 –Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxaxmed Guulleed Khadar ayaa khudbad uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye ku-xigeennada cusub ee Gobolka Banaadir oo xilalka la wareegay

Muqdisho | QOL | November18, 2020 –Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Raiisul Wasaarihii hore ee Somalia oo geeriyooday & Dowladda oo ka hadashay

Muqdisho | QOL | November18, 2020 –Magaalada Hargeysa waxaa Maanta ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii Wasaarihii ee Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed” Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray” :Jawaab ku socota mucaaradka)

Muqdisho | QOL | November18, 2020 –Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa u…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed oo shaaciyay in wax gor gortan ah laga geli doonin Arrinta Gobolka Tigrey

Muqdisho | QOL | November18, 2020 –Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyay in uusan wax wada-hadal…