Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Alshabaab oo sheegatay in ay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere ee Duleedka dhusamareeb 12 sano kadib..

Qoraal ay soo dhigeen Al-shabaab bartooda ayay ku sheegeen Dagaalyahanada kooxdooda ay  xalay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Muqdisho oo istuicamaala 70- Boqolkiiba mootada bajaajta halka Basaskii iyo caasiyaashii la hilmaamay

Magaalada Muqdisho oo ay ku nooshahay bulsho badan ayaa waxaa hoos usii dhacaya dadka raaca gaadiidka dadweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Tigraay oo ka cabanaya Dagaal iyo Duqaymo joogto ah, Halka Maleeshiyaadka Tigraay ay hubka wali dhiibin..

Ku dhawaad laba toddobaad deegaannada ku teedsan xadka ay wadaagaan deegaannada Amxaarada iyo Tigraay waxaa ka socda…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay in dhiirigalin loo sameyn doono Ciidanka dagaalka kula jira Tigreeda

Muqdisho | QOL | November14, 2020 –Ra’iisul Wasaaraha Itooboya Abiye Axmed ayaa sheegay in Taaladada soo socota…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo Gudoomiye ku xigeeno cusub u Magacaabay gobolka Banaadir

FMuqdisho | QOL | November14, 2020 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedyo cusub

FMuqdisho | QOL | November14, 2020 –Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS Ayaa Meel Mariyey Hindise-Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Hargeysa

FMuqdisho | QOL | November14, 2020 –Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta

FMuqdisho | QOL | November14, 2020 –adhiga 13-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada  Puntland oo uu shir-guddoomiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka difaaca Somalia oo kulan deg deg ah la yeeshay Danjiraha Itoobiya ee Somaliya..

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka XDS Jeneraal Cabaas Amiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo kormeeray garoonka Ciyaaraha Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Istaadiyam…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka Tigre oo Weerar ku qaaday caasimadda deegaanka Amxaarada ee Bahir daar iyo magaalada Gonder ee aan ka fogeyn..

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in caasimadda deegaanka Amxaarada ee Bahir daar iyo magaalada Gonder ee aan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kim Jong-un oo sigaarka ku cabba fagaarayaasha balse dadkiisa ka mamnuucay

Sidee dal sida Kuuriyadda Waqooyi oo kala ah xal ugu halayaa tirada aadka u badan ee dalkaaasi…