Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo amarsiiyay gudoomiyeyaasha gobolada

Mogadisho | QOL October 27|  2020—Ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax looga soo horjeedo Faranciiska oo ka dhacay Somaliland

Mogadisho | QOL October 27|  2020—Magaalada Burco ee Somaliland waxaa ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka Soomaalida ee uu ku dhacayo Covid-19 oo kordhaya

Mogadisho | QOL October 27|  2020—Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh…

Posted in WARARKA MAANTA

Faahfaahin dilal iyo Qarax ka dhacay Kaxda

Mogadisho | QOL October 27|  2020—Kooxo hubeysan ayaa  gudoomiye waaxeed ku dilay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoorqoor iyo wakiilka QM oo kulan yeeshay

Mogadisho | QOL October 27|  2020—Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Arday jaamacadeed oo loo xiray inay banki jabsadeen

Mogadisho | QOL October 27|  2020—Labo arday oo jaamacad dhigta ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hoggaaminayo James Swan oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta Magaalada Sama-reeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Garsoore Barret oo loo dhaariyey Maxkamadda Sare

Aqalka Senate-ka ee Congress-ka Maraykanaka ee xisbiga Jamhuurigu uu ku badan yahay ayaa Isniintii shalay madaxweyne Donald…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax uu ku dhaawacmay aliyaha Nabad sugida Degmada Kaxda oo halkas ka dhacay

Warar kala Duwan ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Degmada Kaxda kadib, Dil loo Gaystay Gudoomiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir oo la dilay

Wararka ka imaanaya Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Dabley hubeysan ay ku dileen halkaas Gudoomiye waaxeed ….

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Soomaaliyeed oo si farxad leh u soo dhaweeyay Musharax Madaxweyne Mustaf Sheikh Ali Dhuxuloow Sawiro

48  saac ee la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada iyo Warbaahinta afka  Soomaaliga ku hadasho aad u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya oo gaaray Hargeysa

Mogadisho | QOL October 25|  2020—Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee degaannada Soomaaliland ayaa waxaa ay…