Category: WARARKA MAANTA
UK oo dib ugu soo celinaysa Soomaaliya wiil Soomaaliyeed
Mogadisho | QOL October 20| 2020—Wasiirka Arimaah Gudaha Dalka Ingiriiska oo la kulantay Gabar Yacquub Axmed ku…
Somaliland oo mamnuucday in dadka Soomaaliya ka socdaa somaliland u yimaaddaan ka qayb-galka siminaarrada
Mogadisho | QOL October 20| 2020—Xukuumadda Somaliland ayaa Mabnuucday in Dad Soomaaliya ka socdaa Somaliland u tagaan…
Diplomaasiyiinta Shiinaha iyo Twain oo isu gacan qaaday
Mogadisho | QOL October 20| 2020—Diplomaasiyiin ka tirsan Dowladda Shiinaha iyo maamulka Twain ayaa isu gacan qaaday…
Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed
Mogadisho | QOL October 20| 2020—Alla ha u naxriistee waxaa dalka Ingiriiska caasimaddiisa London ku geeriyooday Taliye…
Madaxweyne Farmaajo oo ka codsaday Golaha Shacabka Ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble
Mogadisho | QOL October 20| 2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka…
Akhriso:- Magacyada RW Rooble oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa waxaa uu…
Amb Gelle: “ Xurriyad ka xayuubinta muwaadinka Xeer ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga yaalay“
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Amb Daahir Geelle ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal ku saabsan falkii…
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Al-Shabaab ka…
Muusi Biixi oo Amray in Cadaaladda la horkeeno dad kufsi & dil geystay
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta khudbad ka jeedinayay munaasabad ay…
Hay’ad Caalami ah oo soo saartay digniin la xiriirta Burcad Baddeeda Soomaalida
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Warbixin kasoo baxday Hay’adda badaha adduunka ayaa waxaa loogu baaqay Maraakiibta Shishiiye…
Wada-hadallo u bilaawday Turkiga iyo Masar
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Wargeysyo Carbeed ayaa qoray “ifafaale” muujinaya in uu jiro xiriir dhex maraya…
Agaasime Cusub oo loo Magacaabay Madaxtooyada Galmudug
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…