Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Meydad laga helay xeebaha Dalka Tuniisiya

Mogadisho | QOL October 1, |  2020—Ciidmada  ilaalada xeebaha  Tuunis ayaa sheegay inay soo heleen 6 mayd oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland & AMISOM oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Mogadisho | QOL October 1, |  2020—Maxweyne kuxigeenka 1aad ee Dawladd Gobaledka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruqiyo Shiikh Naaji “Waxaan musharax u ahay kursiga baarlamaanka ee boqortooyada Silcis Gorgaarte

Drs. Ruqiyo Shiikh Naaji, oo ah gabar aqoonyahanad ah, muddo dheerna ka soo shaqaynaysay howlaha samafalka, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Turkiga iyo faransiiska oo hadallo kulul dhaafsaday

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta cambaareeyey wax uu ugu yeeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo soo saaray shuruudo cusub oo Cumrada ah

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo loogu talo galay gudashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo kormeer…

Posted in WARARKA MAANTA

Hir-Shabeelle oo xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadashay Arrimaha doorashooyinka

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo digniin kasoo saartay roobab daadad wata

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland ayaa soo saartay digniin…

Posted in WARARKA MAANTA

Amiirka Cusub ee dalka Kuwait oo la dhaariyay

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gargaarka oo Shir ka furay Magaalada Muqdisho

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo Wafdi culus u diray qaar kamid ah wadamada Afrika

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper ayaa maanta oo Arbaca ah billaabaya…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Khasaaro ka dhashay Dabkii ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL |  September 30 2020—Waxaa lagu guuleystay in la demiyo dab khasaaro gesytay oo Maanta…