Category: WARARKA MAANTA
“Wasaarad waliba waa in ay soo marisaa heshiisyada ay gasho Xafiiska Xeer ilaalinta” Xeer ilaaliyaha Jubbaland.
Mogadisho | QOL | August-10-2020–Xeer ilaaliyaha guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa sheegay in Wasaaradaha…
“Shirka Dhuusamareeb-3 Waqtigiisa ayuu ku qabsoomayaa” Madaxweyne Qoor-Qoor
Mogadisho | QOL | August-10-2020-Madaxweynaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka qaybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay…
“Ammaanka inta u dhaxeysa Jowhar iyo Muqdisho waxa uu u dayacmay Arrimo Siyaasadeed” Cali Cosoble.
Mogadisho | QOL | August-01-2020-Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlayay Xaaladda Amni…
OGEYSIIS: Waalidiinta Soomaalida ku dhaqan London & nawaaxigeeda oo lagu war-galinayo in la furay First Academy school
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan mushtamaca Soomaalida ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, gaar ahaan waalidiinta in la furay…
Dalka Taiwan, waxaa gaaray safiir Somaliland ay u dirtay
Waxaa gaaray Magaalada Taipei, ee caasimada u ah Jaziirada Tiawan Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud oo Somaliland ay…
Puntland oo War kasoo saartay dilka Taliyihii Ciidamada ilaalada Madaxtooyada
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu…
Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loogu wareejiyay Waxbarashada Caasimadda
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Munaasabad ballaaran oo maanta lagu qabtay hoolka sahal ee magaalada Muqdisho ayaa maamulka gobolka…
Saddex dal oo faro-gelin ku haya doorashada Madaxweynaha Mareykanka
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Ruushka, Shiinaha iyo Iran ayaa dhammaantood faro-gelinaya doorashada madaxweynaha Mareykanka, ayaga oo rajeynaya inay…
Kal-fadhigga 2aad ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo Maanta la soo xiray
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Hoose soo xiray Kalfadhigga labaad…
Kulan u socdo Madaxweynaha puntland & Saraakiisha Ciidamada Gobolka Mudug
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in…
Xubno kamid ah Guddiyada Farsamada ee doorashooyinka oo kulan yeeshay
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Magaalada Muqdisho waxaa kulankii ugu horeeyay ku yeeshay qaar kamid ah Xubnaha Guddiga farsamada…
Taliyihii Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo dagaal ku dhintay
Mogadisho | QOL | August-09-2020–Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Maamulka Puntland Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed (Cismaan Itoobiyaan) ayaa ku…