Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Drs Xaawo Cabdi oo Caan ka aheyd Soomaaliya oo geeriyootay

Mogadisho | QOL | August-05-2020-Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalaiya ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabsi laga qabo inay go’do wadada xiriirisa Muqdisho & Jowhar

Mogadisho | QOL | August-05-2020-Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Suuqa degmada Xudur oo Maalintii labaad xiran

Mogadisho | QOL | August-05-2020-Suuqaweyn ee Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa xiran mudo laba maalmood ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo Dhoobleey u soo dirtay Khuburo baara sababta ay diyaarada u burburtay

Mogadisho | QOL | August-05-2020-Dawladda Kenya ayaa goor dhowayd faafaahin ka bixisay diyaarad shalay shil ku gashay garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay qarixii ka dhacay Beyruut

Mogadisho | QOL | August-05-2020-Sii Hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa  khadka Taleefonka kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland Oo Ku Dhawaaqday howlgal

Mogadisho | QOL | August-05-2020-Maamulka Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay inay ku guuleysteen inta badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Waare oo Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya

Mogadisho | QOL | August-05-2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada muqdisho kula Kumay qaar ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Khadiijo oo eedeyn u jeedisay Wasaaradda Maaliyadda

Mogadisho | QOL | August-04-2020-Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku eedeysay Wasiir Beyle…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobey oo ka digtay in dunida ay wajahdo Musiibo

Mogadisho | QOL | August-04-2020-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in dunidu wajaheyso “musiibo…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad leeyihiin Ciidanka Kenya oo ku burburtay Dhoobley

Mogadisho | QOL | August-04-2020-Wararka naga soo gaaray degmada Dhoobley ayaa sheegaya in diyaarad ay leeyihiin Ciidanka Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Beyle oo Shuruud ku xiray bixinta lacagta gurmadka Afgooye

Mogadisho | QOL | August-04-2020-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacagtii loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadiniin ka cabanaya Hay’adda socdaalka & jinsiyadaha Soomaaliya

Kaddib markii qoraal ay soo saartay hay’adda socdaalka & jinsiyadaha Soomaaliya lagu sheegay in ay billaabanayaan maanta…