Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo sheegtay in Xisbiyada Mucaaradka ka qeyb-gelinayaan Shirka Agooste ee Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL |  July 24-2020-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay fatahaadaha Afgooye

Mogadisho | QOL |  July 24 2020-Kumannaan qof oo ka barakacay fataahadda webiga Shabelle ee deegaannada hoostaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Hal sano oo kasoo wareegtay qaraxii lagu dilay Duqii Muqdisho

Mogadisho | QOL |  July 24 2020 -Maanta oo kale 24-kii Bishii July ee sanadkii 2019 xilli…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka G/Hiiraan oo ku baxay Shaqaaqo ka dhacday duleedka Beledweyne

Mogadisho | QOL |  July 24 2020–Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku baxeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay tuulooyin hoostaga Jowhar

Mogadisho | QOL |  July 24 2020–Webiga Shabeelle ayaa fataahad hr leh oo xoogan waxaa uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruqiya Cabduqaadir “Soomaaliya waxay u baahan tahay in bog cusub loo furo..” [WARAYSI]

Ruqiyo C/qaadir waxay ka mid tahay aqoonyahanada qurba joogta ee nool dalka Jarmalka, waxaanna  baaq ay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Shabeellaha Hoose oo bilaabay Qorsho looga hortagayo fatahaadaha

Mogadisho | QOL |  July 22 2020–Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo tuulooyin hoostaga waxaa maalmihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar oo sheegtay inay fashilisay weeraro Argagaxiso

Mogadisho | QOL |  July 22 2020–Ciidamada Masaarida ayaa sheegay inay dileen 18 dagaal yahana ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Goobo Ganacsi oo Koonfur Afrika lagu boobay & cabsi heysata Soomaalida

Mogadisho | QOL |  July 22 2020–Kooxaha Burcad Badeedak Koonfur Afrikanka ah ayaa waxaa weli ay gudaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadeynta Madaxweynihii hore ee Suudan oo dib loo dhigay

Mogadisho | QOL |  July 22 2020–ilaa iyo 11-ka Bisha Agoosto ayaa Maxkamad ku taal dalka Suudaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo kasoo horjeesatay tallaabo ay qaadeen dalalka Badda Cas

Mogadisho | QOL |  July 22 2020–Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa sheegay in Soomaaliland ay tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Xildhibaannada laga soo doorto degaannada Jubbaland

Mogadisho | QOL |  July 22 2020–Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Hoyga uu ka dagan…