Category: WARARKA MAANTA
MUNAASABADDA DAAH FURKA GO’AAMADII SHIRKA DHAB U HESHIISIINTA DFS IYO SOOMAALILAND
Jabuuti:(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka…
Munaasabadda Daah Furka Go’aamadii Shirka dhab u Heshiisiinta DFS Iyo Somaliland
Jabuuti, Juun 15, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda…
Guddiga qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeer ku tagay Garoonka Ciyaaraha Muqdisho
Guddiga Qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya ayaa Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho…
MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA JABUUTI
Jabuuti, Juun 14, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo…
Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir
Muqdisho | QOL | 14ka Juun, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad…
Mawqifka Dowladda Federaalka ee ku Saabsan Doorashiiyinkii Dowlad Goboleedka Jubaland
Muqdisho | QOL | June 14, 2020 – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyada oo ka duuleysa qaraarkii…
URUR SIYAASADEEDKA RUN IYO CADAALAD (RUNCAD) OO XAFIIS KA FURTAY MAGAALADA BAARGAAL
Baargaal | June 14, 2020 – Xafiiska rasmiga ah ee urur siyaasadeedka Run iyo Cadaalad Ku yeelanaayo…
Askari lagu toogtay Banaanbaxyadda ka socda Mareykanka
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Askari ka tirsan booliska magaalada Las Vegas ayaa ka mid ahaa…
AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxyada ka socda Mareykanka
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Ugu yaraan 5,600 oo qof ayaa lagu qabtay magaalooyin ku yaal…
Muwaadiniin u dhashay Hindiya oo ku sugan Somaliland oo laga helay Covid 19
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Soomaaliland ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay natiijada dad looga shakisnaa…
Madaxweyne Deni iyo ku xigeenkiisa oo maanta kulmaya
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ayaa lagu waddaa…
Puntland oo diiday qorshaha doorashada Soomaaliya
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyey hadaljeedintii saddexaad…