Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Maamulka G/Banaadir oo Xarumahooda Ganacsi ka burburiyay dad Danyar ah

Mogadisho | QOL | May 21 2020 – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal waxaa ay ku burburiyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Waare oo Dowladda Somalia kala hadlay fataadahaha Beledweyne

Mogadisho | QOL | May 21 2020–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka joogtada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xabad joojin la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay G/Mudug

Mogadisho | QOL | May 21 2020–Deegaanka Taaroge ee galbeedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug waxaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ma dhabbaa in baaritaan sir ah oo la xiriira Coronavirus ay sameysay Safaaradda Somalia ee Kenya?

Mogadisho | QOL | May 19 2020–Telefishin laga leeyahay Kenya ayaa baahiyay warar sheegaya in safaaradda Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray Xerooyin Ciidan

Mogadisho | QOL | May 19 2020–Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsiga Magaalada Beledweyne oo xirmay & fatahaada oo korortay

Mogadisho | QOL | May 19 2020–Dadka weli ku haray Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Diyaarado buufinta Ayaxa ka bilaabay Puntland

Mogadisho | QOL | May 19 2020–Diyaaradahaan oo dhawaan Dowladda Soomaaliya ay Puntland ku wareejisay ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Khilaafka Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo saameeyay Warbaahinta Puntland

Mogadisho | QOL | May 19 2020–Waxaa weli taagan khilaaf aan weli sirasmi ah u soo shaac…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka Muqdisho qaarkood oo ku dhow in aysan Ciidin Sanadkaan

Mogadisho | QOL | May 19 2020 – Marka la gaaro xilliyadaan oo kale guud ahaan Caalamka gaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga ka hortagga COVID-19 oo ka shiray dabaal-dega Ciidul Fidriga

Mogadisho | QOL | May 19 2020–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Dr. Ulusso “ Hoteelada Muqdisho waxaa gaaf wareegaya dalaaliin u ololeynaya in mooshin laga geeyo baarlamaanka RW Khayre”

Talaado, 19 May, 2020 | Qaranimo Online | Dr. Cabdi Ulusow, oo ahaa agaasimihii wasaaradda arrimaha dibedda…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah la helay

Mogadisho | QOL | May 17 2020–Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah laga helay…