Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Golaha Shacabka oo kasoo horjeestay in Farmaajo tago Hargeyso

Mogadisho  –February 17, -2020—Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa qoray…

Posted in WARARKA MAANTA

“Haddii Madaxweyne Farmaajo uu tago Hargeysa, waxa uu jebinayaa Darbi siyaasadeed ku horgudban” Xil. Fowsiyo Yuusuf.

Mogadisho  –February 17, -2020—Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo katirsan XIldhibaanada Golaha Shacabka BFS ee Deegaan doorashadoodu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xal laga gaaray khilaafkii Shahaadada Ardayda Puntland

Mogadisho  –February 17, -2020—Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray dadaalo ay sameynayeen Xildhibaannada labada Gole ee deegaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo hannaanka Maaliyadda dalka oo ka furmay Muqdisho

Mogadisho  –February 17, -2020—Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan-howleed looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulamo iska soo horjeeda oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb

Mogadisho  –February 17, -2020—Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa 24-kii Saac ee la soo dhaafay kulamo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Suuriya oo si buuxda ula wareegay Magaalada Xalab

Mogadisho  –February 17, -2020—Ciidamada Dawlada Suuriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Xalab oo ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Kenya oo xirey Nin ka digey Weeraro dhici kara

Mogadisho  –February 17, -2020—Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa waxaa ay Xabsiga dhigeen Nin dhawaan Bartiisa Facebook ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Daahir Geelle oo laba Arrin ku eedeeyey Madaxda Dowladda

Mogadisho  –February 17, -2020—Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada soo socata…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo sheegtay in la diyaariyey Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Mogadisho  –February 17, -2020—Horinta 2aad Ururka 4aad Guutada Kumaandooska Gor-gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhawaan tababar kusoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda ugu sareysa Dowladda oo tagaya Gobolka Gedo

Mogadisho  –February 16, -2020—Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in maalmaha soo socdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Ciidamo amarna siiyey

Mogadisho  –February 16, -2020—Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye(Qoor Qoor) iyo Xubno la socda ayaa maanta booqdey…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Ciidamo fuliyey Amar kasoo baxay Duqa Muqdisho

Mogadisho  –February 16, -2020—Waxaa si rasmi ah u dhaqan galay amarkii uu dhawaan soo saaray Guddoomiyaha gobolka…