Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Hore Daahir Geelle oo hal qodob ku dhaliiley Madaxda Dowladda

Mogadisho  –February 04, -2020—Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre Siyaasi Daahir Maxamuud…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax kale oo taageerey doorashadii Dhuusamareeb una mahad celiyey Dowladda

Mogadisho  –February 04, -2020—Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Wehliye oo kamid ahaa Musharixiintii isku baheystay doorashada Galmudug ayaa taageeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Kenya oo geeriyoodey

Mogadisho  –February 04, -2020—Warbaahinta Dowladda Kenya ayaa waxaa ay baahiyeen in xalay Saqdii dhexe uu geeriyoodey Madaxweynihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Wafdi u dirtey deegaan ay xiisad ka jirto

Mogadisho  –February 04, -2020—Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag waxaa Galabta gaarey Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Kamaal Guutaale oo taageeray doorashadii shalay baaqna direy

Mogadisho  –February 04, -2020—Kamaal Daahir Guutaale oo kamid ahaa musharixiinta Afarta ah ee isku baheystay doorashada Galmudug,balse…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Banaanaxyo ka bilaawdey deegaano ka tirsan Galmudug

Mogadisho  –February 03, -2020—Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxda Cusub ee Dowlad Goboleedka galmudug ee shalay lagu doortey Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Farmaajo”Dadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw”

Mogadisho  –February 03, -2020—Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Baasto oo kasoo horjeestay doorashadii Dhuusamareeb

Mogadisho  –February 03, -2020—Axmed Maxamuud Baasto oo mar Xildhibaano ku shirey Cadaado ay u doorteen madaxweynaha Galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

AMISOM oo taageertay doorashadii ka dhacdey Dhuusamareeb

Mogadisho  –February 03, -2020—Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliye AMISOM ayaa waxaa ay hambalyo u direen Madaxweynaha iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku diley Xubin Al-Shabaab ah

Mogadisho  –February 03, -2020—Taliska Ciidamadda Mareykanka ee Qaaradda Africa ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa faah faahin ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Somalia iyo UNODC oo ka wada-hadlay xakameynta maandooriyaha

Mogadisho  –February 03, -2020—Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay …

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo garab istaag u muujisey Dowladda Shiinaha

Mogadisho  –February 03, -2020—Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa la kulmey…