Category: WARARKA MAANTA
Trump oo Maanta shaacinaya Heshiiska Qarniga
Mogadisho –January 28-2020—Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta shaaca ka qaado qorshihiisa uu ku…
DEG DEG:-Wasiirkii Amniga Jubbaland oo Xabsiga ka baxsadey
Mogadisho –January 28-2020—War hadda soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaan in Xabsi uu ku xirnaa uu ka…
Hir-Shabeelle oo guddi u saartay wax ka qabashada Cudurka Shuban Biyoodka
Mogadisho –January 28-2020—Madaweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta waxaa Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka…
Daawo:-Wasiir Bayle: “Dhulkeena Macdan baa ku jirta”
Mogadisho –January 28-2020—Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cbiraxmaan Ducaale Beyle oo shirka jaraa’id ee billaha ku…
Ahlusunna oo wada qorsho ay ku shaacineyso Xildhibaano Cusub
Mogadisho –January 28-2020—Wararka Idaacadda Risaala ee Magaalada muqdisho ay ka heleyso Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa…
Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Shirka Madaxda,Somalia, Itoobiya & Ereteriya
Mogadisho –January 27-2020—Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Ereteriya ayaa la filayaa in Shir saddex geesood ah ay…
Diiwaan gelinta musharixiinta Madaxtinimada Galmudug oo manata Ku Eg v
Mogadisho –January 27-2020—Waxaa maanta ku eg diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen Galmudug, sida uu sheegay…
Madaxtooyada oo War kasoo saartey Safarka Madaxweyne Farmaajo
Mogadisho –January 27-2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea kaga qayb-gelaya…
Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo Shir uga qeyb-galaya Jabuuti
Mogadisho –January 27-2020—Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxaa ay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhiggiisa Burkiina Faso
Mogadisho –January 27-2020—Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan…
Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo War-Saxaafadeed soo saarey
Mogadisho –January 27-2020—Odayaasha Saxiixayaasha Galudug ayaa kulan ay u yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galudug waxaa ay…
Sheekh Shaakir”Dowladda Galmudug Shabaab ayay u soo wadaa mana aqbaleyno”
Mogadisho –January 27-2020—Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ay dowladda Federaalka ah…